{"id":166679,"date":"2022-01-23T13:25:32","date_gmt":"2022-01-23T10:25:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166679"},"modified":"2022-01-23T13:26:21","modified_gmt":"2022-01-23T10:26:21","slug":"ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166680\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Itoobiya ayaa sheegtay inay isu diyaarinayso inay gasho magaalada Maqalle ee xarunta gobolka dhibaatooyinku ka aloosan yihiin ee Tigray.<\/p>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Janaraal sare oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo lagu magacaabo Jeneral Abebaw Tadesse, ayaa waraysi uu siiyayay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda ku sheegay in ciidamadu ay gali doonaan Maqalle, isla markaana aan wax wada hadal ah aan lala galayn kooxda TPLF, waa siduu hadalka u dhigay\u00a0 Jeneralku.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Hadalka Jeneralka ayaa ah mid rajo tiraya in TPLF ay ka qayb gali doonto wadatashiga heer qaran ee uu Ra&#8217;iisal wasaare Abiyi Axmed ku dhawaaqay in dhawaan uu dalka ka dhici doono, iyadoo wali aysan joogsan colaaddii ka jirtay gobolka Tigray.<\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\"><\/div>\n<div dir=\"auto\" align=\"justify\">Lama garan karo sida ay isu qabanayaan wadatashiga si guud dalka looga sheegay, oo ay dhammaan Itoobiya isugu imaan doonto, iyo colaadda gobolka Tigray ka jirta oo wali sii socota, iyadoo TPLF dhankeeda ay wali waddo duullaankeeda ay ku sheegtay inay kusoo ceshanayso dhulka ay sheegtay inuu ka maqan yahay.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Itoobiya ayaa sheegtay inay isu diyaarinayso inay gasho magaalada Maqalle ee xarunta gobolka dhibaatooyinku ka aloosan yihiin ee Tigray. Janaraal sare oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo lagu magacaabo Jeneral Abebaw Tadesse, ayaa waraysi uu siiyayay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda ku sheegay in ciidamadu ay gali doonaan Maqalle, isla markaana aan wax wada hadal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Itoobiya ayaa sheegtay inay isu diyaarinayso inay gasho magaalada Maqalle ee xarunta gobolka dhibaatooyinku ka aloosan yihiin ee Tigray. Janaraal sare oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo lagu magacaabo Jeneral Abebaw Tadesse, ayaa waraysi uu siiyayay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda ku sheegay in ciidamadu ay gali doonaan Maqalle, isla markaana aan wax wada hadal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-23T10:25:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-23T10:26:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/\",\"name\":\"Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-23T10:25:32+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-23T10:26:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle - Wardoon","og_description":"Itoobiya ayaa sheegtay inay isu diyaarinayso inay gasho magaalada Maqalle ee xarunta gobolka dhibaatooyinku ka aloosan yihiin ee Tigray. Janaraal sare oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo lagu magacaabo Jeneral Abebaw Tadesse, ayaa waraysi uu siiyayay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda ku sheegay in ciidamadu ay gali doonaan Maqalle, isla markaana aan wax wada hadal [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-23T10:25:32+00:00","article_modified_time":"2022-01-23T10:26:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/","name":"Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg","datePublished":"2022-01-23T10:25:32+00:00","dateModified":"2022-01-23T10:26:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022123637785027126919061.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-doonaysa-inay-galsho-maqalle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Itoobiya oo doonaya inay galaan Maqalle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166679"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166679"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166682,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166679\/revisions\/166682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}