{"id":166683,"date":"2022-01-23T13:36:34","date_gmt":"2022-01-23T10:36:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166683"},"modified":"2022-01-23T13:37:38","modified_gmt":"2022-01-23T10:37:38","slug":"onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/","title":{"rendered":"ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166684\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa inay Maanta isugu yimaadaan kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayo go\u2019aankii ay xukuumaddii hore ka gaartay kiiska Qalbi Dhagax iyo ONLF.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ayaa Maanta soo saarayo go\u2019aan ku saabsan in laga laabtay go\u2019aankii liiska Argagixisada loogu daray ururka ONLF ee Soomaali Galbeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Golaha Wasiirada ayaa raali gelin buuxda siin doono Qalbi Dhagax oo si sharci darro ah dalka looga dhoofiyey isla markaasna loo gacan geliyey Dowladda Itoobiya, inkastoo markii dambe lasoo daayey.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirkii hore ee Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo qoraal soo dhigay bogiisa Facebook ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo Ra\u2019isulwasaare Rooble ay baal Dahab ah ka geli doonto Soomaaliya haddii ay saxdo qaladkii ay ku kacday xukuumaddii ka horeysay ee Ra\u2019isulwasaare Kheyre.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso qoraal uu Fiqi soo dhigay bartiisa Facebook<\/strong><\/p>\n<p>Maanta Golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay maanta indhaha ka furayaan halgamaagii asagoo indho xiran, afduuban, garbaduuban dalka laga dhoofiyey dalka, iyo sidoo kale waxaa wax kama jiraan laga dhigayaa qaraarkii qaldanaa ee liiska argagixisnimo loogu daray Ururka ONLF ee xaq u dirirka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>25 August maalintii Qalbi dhagax amarka Farmaajo looga dhoofiyey garoonka Muqdisho iyo 06 September maalintii xukuumaddii Khayre ay sharciyaysay dhiibista Qalbi dhagax iyo liiska argagixisada in lagu daro ururkiisii ONLF waxay ahaayeen maalmo madow oo dawladnimada Soomaaliya iyo sharciga dalkaba meel looga dhacay, gefna laga galay halgankii ay u taagnaayeen Ururka ONLF.<\/p>\n<p>Raysulwasaare Rooble, wasiirkiisa Amniga Xil. Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo golaha xukuumaddu waxay mudan yihiin bogaadin, waxaana xusi doonto taariikhda, haddii xukuumadani ay waxqabatayna waa kii u weynaa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166686\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-23-at-10.37.14.png\" alt=\"\" width=\"1026\" height=\"794\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-23-at-10.37.14.png 1026w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-23-at-10.37.14-300x232.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-23-at-10.37.14-1024x792.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-23-at-10.37.14-768x594.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-23-at-10.37.14-696x539.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Screenshot-2022-01-23-at-10.37.14-543x420.png 543w\" sizes=\"(max-width: 1026px) 100vw, 1026px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa inay Maanta isugu yimaadaan kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayo go\u2019aankii ay xukuumaddii hore ka gaartay kiiska Qalbi Dhagax iyo ONLF. Golaha Wasiirada ayaa Maanta soo saarayo go\u2019aan ku saabsan in laga laabtay go\u2019aankii liiska Argagixisada loogu daray ururka ONLF ee Soomaali Galbeed. Sidoo kale, Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa inay Maanta isugu yimaadaan kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayo go\u2019aankii ay xukuumaddii hore ka gaartay kiiska Qalbi Dhagax iyo ONLF. Golaha Wasiirada ayaa Maanta soo saarayo go\u2019aan ku saabsan in laga laabtay go\u2019aankii liiska Argagixisada loogu daray ururka ONLF ee Soomaali Galbeed. Sidoo kale, Golaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-23T10:36:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-23T10:37:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/\",\"name\":\"ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-23T10:36:34+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-23T10:37:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada - Wardoon","og_description":"Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa inay Maanta isugu yimaadaan kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayo go\u2019aankii ay xukuumaddii hore ka gaartay kiiska Qalbi Dhagax iyo ONLF. Golaha Wasiirada ayaa Maanta soo saarayo go\u2019aan ku saabsan in laga laabtay go\u2019aankii liiska Argagixisada loogu daray ururka ONLF ee Soomaali Galbeed. Sidoo kale, Golaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-23T10:36:34+00:00","article_modified_time":"2022-01-23T10:37:38+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/","name":"ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg","datePublished":"2022-01-23T10:36:34+00:00","dateModified":"2022-01-23T10:37:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/RW-ROOBLE-1-696x464-1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/onlf-oo-maanta-laga-saarayo-liiska-argagaxisada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ONLF oo maanta laga saarayo liiska argagaxisada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166683"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166683"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166687,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166683\/revisions\/166687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166684"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}