{"id":166726,"date":"2022-01-23T23:44:58","date_gmt":"2022-01-23T20:44:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166726"},"modified":"2022-01-24T00:17:19","modified_gmt":"2022-01-23T21:17:19","slug":"mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/","title":{"rendered":"Mustafe Cagjar oo taageeray  go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166727\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"347\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1-300x217.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1-324x235.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa si weyn u soo dhaweeyay go\u2019aankii ay maanta xukuumadda Soomaaliya uga laabatay qaraarkii uu horay u gaartay xukuumaddii Kheyre sanadkii 2017-kii, kaasi oo ka dhan ahaa ururka ONLF.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in go\u2019aankii hore ee ururka ONLF loogu daray liiska argagixisada uu ahaa ficil argagax galiyay shacabkii dulmanaa ee Deegaanka Soomaalida, xad-gudubna ku ahaa dhaqanka dawladnimo, ka Soomaalinimo iyo ka islaanimaba.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si wayn u soo dhawaynayaa go\u2019aanka Golaha Fulinta ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay ku buriyeen go\u2019aan hore oo ururka ONLF loogu aqoonsaday inuu yahay urur argagixiso ah, gacan cadawna lagu galiyay halgamaa Abdikarim Sheikh Muuse (Qalbidhagax),\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu dhaleeceeyay ficiladii lamidka ahaa ee Deegaano kale oo Soomaaliyeed cadaw ugu soo gacan-geliyeen halgamayaal Soomaaliyeed oo diidaanaa tacadigii lagu hayay dadkooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rajaynayaa in taariikhdaas madow ee uur-ku-taaladda leh, xiligii ay dhacaysayna aan dhaleeceeynay, cashir iyo cibro-qaadasho u noqoto cid walba oo xadgudbkaas samaysay. Waxaan ugu baaqayaa inay ka bixiyaan raali-galin buuxda.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ka laabtay go\u2019aankii uu golaha 2017 ku gaaray in ururka ONLF loo aqoonsado urur argagixisio, wuxuuna sidoo kale sheegay inay khalad aheyd in Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax loo dhiibo dowladda Ethiopia.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Golaha oo kulan maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay inuu isku raacay \u201cIn dhiibistii Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) ay ahayd xad-gudub lagula kacay Dastuurka Ku Meel-gaadhka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobkiisa 4aad, Xeerka Ciqaabta Soomaaliya Qodobkiisa 11aad iyo Hab-raacyada uu jeexay Habka Xeerka Ciqaabta Soomaaliya Qodobaddisa 278 &amp; 279.\u201d<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Golaha ayaa sheegay inuu go\u2019aankan gaaray kadib markii uu ogadaay \u201cin dhiibista Qalb-Dhagax aan loo marin sharciga, sidoo kalena soo xaqiijiyay in Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) ay dowladda Ethiopia u haysatay arrimo siyaasadeed oo maanta aan dambi ka ahayn Ethiopia, Soomaaliyana aan sharcigeedu marna dambi ka dhigin.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxa uu sidoo kale sheegay inuu soo xaqiijiyay in aanu jirin heshiis isu dhiibis oo ay Soomaaliya la gashay Ethiopia.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Golaha Wasiirada ayaa sheegay in ururka ONLF aanay dawladda Soomaaliya u aqoonsanyn argagixiso oo go\u2019aankii golaha wasiirada uu 6-dii September 2017 ONLF ugu aqoonsaday argagixiso uu ahaa sharci darro, halkanna lagu baabi\u2019yay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166740\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272283854_678806296813825_2935988629430785126_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"818\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272283854_678806296813825_2935988629430785126_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272283854_678806296813825_2935988629430785126_n-264x300.jpeg 264w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272283854_678806296813825_2935988629430785126_n-696x791.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272283854_678806296813825_2935988629430785126_n-370x420.jpeg 370w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa si weyn u soo dhaweeyay go\u2019aankii ay maanta xukuumadda Soomaaliya uga laabatay qaraarkii uu horay u gaartay xukuumaddii Kheyre sanadkii 2017-kii, kaasi oo ka dhan ahaa ururka ONLF. Waxa uu sheegay in go\u2019aankii hore ee ururka ONLF loogu daray liiska argagixisada uu ahaa ficil argagax galiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mustafe Cagjar oo taageeray go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mustafe Cagjar oo taageeray go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa si weyn u soo dhaweeyay go\u2019aankii ay maanta xukuumadda Soomaaliya uga laabatay qaraarkii uu horay u gaartay xukuumaddii Kheyre sanadkii 2017-kii, kaasi oo ka dhan ahaa ururka ONLF. Waxa uu sheegay in go\u2019aankii hore ee ururka ONLF loogu daray liiska argagixisada uu ahaa ficil argagax galiyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-23T20:44:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-23T21:17:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"347\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/\",\"name\":\"Mustafe Cagjar oo taageeray go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-23T20:44:58+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-23T21:17:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg\",\"width\":480,\"height\":347},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mustafe Cagjar oo taageeray go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mustafe Cagjar oo taageeray go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mustafe Cagjar oo taageeray go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa si weyn u soo dhaweeyay go\u2019aankii ay maanta xukuumadda Soomaaliya uga laabatay qaraarkii uu horay u gaartay xukuumaddii Kheyre sanadkii 2017-kii, kaasi oo ka dhan ahaa ururka ONLF. Waxa uu sheegay in go\u2019aankii hore ee ururka ONLF loogu daray liiska argagixisada uu ahaa ficil argagax galiyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-23T20:44:58+00:00","article_modified_time":"2022-01-23T21:17:19+00:00","og_image":[{"width":480,"height":347,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/","name":"Mustafe Cagjar oo taageeray go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg","datePublished":"2022-01-23T20:44:58+00:00","dateModified":"2022-01-23T21:17:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Mustaf-Cagjar-scaled-1.jpeg","width":480,"height":347},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-oo-taageeray-goaankii-kasoo-baxay-xukuumadda-r-w-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mustafe Cagjar oo taageeray go\u2019aankii kasoo baxay xukuumadda R\/W Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166726"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166726"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166741,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166726\/revisions\/166741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166727"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}