{"id":166729,"date":"2022-01-23T23:49:50","date_gmt":"2022-01-23T20:49:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166729"},"modified":"2022-01-23T23:51:28","modified_gmt":"2022-01-23T20:51:28","slug":"daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg\" alt=\"\" width=\"592\" height=\"444\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg 592w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 592px) 100vw, 592px\" \/><\/p>\n<p>Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo galabta golaha wasiirrada Soomaaliya ay ka saareen liiskii lagu daray ee argagixisada, isaga iyo ururkiisa ONLF ayaa caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo soo dhaweeyey go\u2019aankaas, aadna ugu mahadceliyey xukuumadda Rooble.<\/p>\n<p>Qalbi-dhagax ayaa tallaabadii maanta go\u2019aan geesinimo leh ku tilmaamay, isagoo shaaciyey inay qaateen raali gelintii golaha wasiirrada Soomaaliya, isagoo ku hadlaya magaca ururka ONLF.<\/p>\n<p>Sidoo kale Qalbi-Dhagax ayaa sheegay inay qaadayaan tallaabo ay meel kasta dacwo uga dhigayaan raggii ku dhibaateeyey magaca dowladnimada Soomaaliya, isagoo mid mid ugu mahad celiyey wasiiro faro ku tiris ah oo 2017-kii diiday go\u2019aankii ay xukuumadii Xasan Cali Kheyre ugu aqoonsatay argagixisada.<\/p>\n<p>Qalbi-dhagax waxa uu sheegay in ONLF ay meel kasta dabaal degyo ka dhigeyso caawa, isla markaana ay soo saari doonaan war-saxaafadeed rasmi ah oo ay ku shaacinayaan soo dhaweyntooda go\u2019aankaas.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Ra\u2019iisul wasaare Rooble ay kula kulmeen magaalada Nairobi ee dalka, isla markaana uu xiligaas ka balan qaaday in burburinta go\u2019aankaas ay mar un xukuumadiisu ka fariisa doonto.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in Rooble uu qorsheynayey in mar hore la gaaro go\u2019aankaan, balse ay jireen jid gooyo siyaasadeed oo uu kala kulmaayey xafiiska Farmaajo iyo dhinacyada taabacsan.<\/p>\n<p>\u201cMas\u2019uuliyadda koowaad ee dhiibitaankeygii waxaa lahaa Farmaajo, xildhibaano u tegay 20 beri kadib markii la I dhiibay ayuu ku yiri sheegta ninkaas magtiisii anigaa dhiibaye, sidoo kale golaha wasiirrada isagaa fariisiyey markii aniga iyo ONLF argagixisada ay nagu shaabadeeyeen, markii laga reebo 3-xubnood wasiirradu waa u codeeyeen qaraarkaas dulmiga ahaa,\u201d ayuu yiri Cabdikariin Qalbi-Dhagax.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FGalkacyoGalmudug%2Fvideos%2F887456208606954%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo galabta golaha wasiirrada Soomaaliya ay ka saareen liiskii lagu daray ee argagixisada, isaga iyo ururkiisa ONLF ayaa caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo soo dhaweeyey go\u2019aankaas, aadna ugu mahadceliyey xukuumadda Rooble. Qalbi-dhagax ayaa tallaabadii maanta go\u2019aan geesinimo leh ku tilmaamay, isagoo shaaciyey inay qaateen raali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo galabta golaha wasiirrada Soomaaliya ay ka saareen liiskii lagu daray ee argagixisada, isaga iyo ururkiisa ONLF ayaa caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo soo dhaweeyey go\u2019aankaas, aadna ugu mahadceliyey xukuumadda Rooble. Qalbi-dhagax ayaa tallaabadii maanta go\u2019aan geesinimo leh ku tilmaamay, isagoo shaaciyey inay qaateen raali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-23T20:49:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-23T20:51:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"592\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"444\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-23T20:49:50+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-23T20:51:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg\",\"width\":592,\"height\":444},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble - Wardoon","og_description":"Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo galabta golaha wasiirrada Soomaaliya ay ka saareen liiskii lagu daray ee argagixisada, isaga iyo ururkiisa ONLF ayaa caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo soo dhaweeyey go\u2019aankaas, aadna ugu mahadceliyey xukuumadda Rooble. Qalbi-dhagax ayaa tallaabadii maanta go\u2019aan geesinimo leh ku tilmaamay, isagoo shaaciyey inay qaateen raali [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-23T20:49:50+00:00","article_modified_time":"2022-01-23T20:51:28+00:00","og_image":[{"width":592,"height":444,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/","name":"DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg","datePublished":"2022-01-23T20:49:50+00:00","dateModified":"2022-01-23T20:51:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Qalbidhagax.jpeg","width":592,"height":444},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qalbi-dhagax-oo-sheegay-inuu-kufarxay-goaankii-xukuumada-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qalbi-Dhagax oo sheegay inuu kufarxay go\u2019aankii xukuumada Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166729"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166729"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166734,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166729\/revisions\/166734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166731"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}