{"id":166737,"date":"2022-01-24T12:43:15","date_gmt":"2022-01-24T09:43:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166737"},"modified":"2022-01-24T12:43:15","modified_gmt":"2022-01-24T09:43:15","slug":"safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/","title":{"rendered":"Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166742\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"431\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896-300x196.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896-643x420.jpeg 643w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Larry Andre ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Safaaradda Mareykanka oo war kasoo saartay imaanshihii magaalada Muqdisho waxay sheegtay, inuu safiirku aad ugu hamuun qabo in uu la shaqeeyo dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno imaatinka Ambassador Larry Andr\u00e9. Waxa uu aad u jecel yahay in uu la shaqeeyo shacabka Soomaaliyeed, dowlad-goboleedkooda iyo dowladdooda federaalka ah, si aan u horumarino ujeeddada aan wadaagno ee ah, Soomaaliya dib u soo noolaynteeda si ay u noqoto dal ammaan ah, barwaaqo ah, oo dimuqraadi ah,\u201d ayay tiri safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Larry Edward Andr\u00e9 Jr bishii abril ee sannadkii hore u doortay inuu noqdo danjiraha cusub ee Mareykanka\u00a0 u qaabilsanaan doona Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safiirka cusub ayaa beddelay Donald Yamamoto, oo ahaa danjiraha Soomaaliya tan iyo November 2018.<\/p>\n<p>Bishii December golaha guurtida Maraykanka ayaa ansixiyay Larry Edward Andre Jr. inuu noqdo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Larry Andre ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Muqdisho. Safaaradda Mareykanka oo war kasoo saartay imaanshihii magaalada Muqdisho waxay sheegtay, inuu safiirku aad ugu hamuun qabo in uu la shaqeeyo dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda. \u201cWaxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno imaatinka Ambassador Larry Andr\u00e9. Waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Larry Andre ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Muqdisho. Safaaradda Mareykanka oo war kasoo saartay imaanshihii magaalada Muqdisho waxay sheegtay, inuu safiirku aad ugu hamuun qabo in uu la shaqeeyo dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda. \u201cWaxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno imaatinka Ambassador Larry Andr\u00e9. Waxa uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-24T09:43:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"431\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/\",\"name\":\"Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-24T09:43:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg\",\"width\":660,\"height\":431},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay - Wardoon","og_description":"Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Larry Andre ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Muqdisho. Safaaradda Mareykanka oo war kasoo saartay imaanshihii magaalada Muqdisho waxay sheegtay, inuu safiirku aad ugu hamuun qabo in uu la shaqeeyo dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda. \u201cWaxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno imaatinka Ambassador Larry Andr\u00e9. Waxa uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-24T09:43:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":431,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/","name":"Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg","datePublished":"2022-01-24T09:43:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022124637785947218639896.jpeg","width":660,"height":431},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-cusub-ee-maraykanka-usoo-magacowday-soomaaliya-oo-muqdisho-tadagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirka cusub ee Maraykanka usoo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho tadagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166737"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166743,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166737\/revisions\/166743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}