{"id":166747,"date":"2022-01-24T13:15:04","date_gmt":"2022-01-24T10:15:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166747"},"modified":"2022-01-24T13:15:04","modified_gmt":"2022-01-24T10:15:04","slug":"wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/","title":{"rendered":"Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166748\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir British ah Nadhim Zahawi ayaa maanta ku baaqday baaritaan lagu sameeyo arrinta ay sheegtay xildhibaan kala tirsan xisbiga Conservative-ka, oo ah inay xilkeeda wasiirnimo ku weysay inay tahay Muslim, taasi oo cadaadiska kusii kordhineysa dowladda.<\/p>\n<p>Nusrat Ghani, oo 49 jir ah, ayaa laga qadaay xilka wasiirka gaadiidka sanaddii 2020, waxayna wargeyska Sunday Times u sheegtay in loo sheegay \u201cin Muslimnimadeeda ay noqotay arrin walaac laga muujiyey,\u201d intii uu socday kulan ka dhacay xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha ee Downing Street.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale loo sheegay \u201cin ahaanshaha wasiir Muslim oo haween ah ay saaxiibadeeda kale ka dhigtay kuwa ku dhib qaba,\u201d ayey sheegtay.<\/p>\n<p>Madaxa abaabulka xildhibaanada Mark Spencer, oo shaqadiisa ay tahay in xildhibaanada uu ku hayo ajendaha dowladda, ayaa qaaday tallaabo aan caadi aheyn isaga oo sheegay inuu yahay qofka la sheegay inuu hadalladaas ku yiri Nusrat, wuxuuna beeniyey eedeymahaas.<\/p>\n<p>\u201cEedeymahan waa been gebi ahaanba, waxaana u arkaa inay yihiin meel ka dhac,\u201d ayuu ku qoray twitter-ka.<\/p>\n<p>\u201cMarnaba ma aan adeegsan hadalladaas la ii tiriyey. Waa niyadjab in markii arrintan ay horey usoo baxday ay Ms Ghani diiday inay kala hadasho xisbiga Conservative-ka si baaritaan rasmi ah ah loogu sameeyo,\u201d ayuu yiri Spencer.<\/p>\n<p>Xildhibaanada abaabulka u qaabilsan dowladda ayaa wajahaya eedeymo kale, kadib markii xildhibaan William Wragg uu ku eedeeyey \u201cinay baqe-maaleen\u201d (Blackmail) xildhibaanada dhaliila ra\u2019iisul wasaare Boris Johnson si ay uga hortagaan inay xilka ka tuuraan.<\/p>\n<p>Xafiiska ra\u2019iisul wasaare Boris Johnson ayaa sheegay inuu ka war hayey arrinta ay sheegtay Nusrat xilligaas, ayna ku casuumeen inay ashtako rasmi ah soo gudbiso.<\/p>\n<p>Wasiirka tallaalka Nadhim Zahawi ayaa dalbatay baaritaan.<\/p>\n<p>\u201cIslaam naceybka iyo nooc kasta oo cunsurinimo ah meelna ugama banaana xisbiga Conservative-ka,\u201d ayey Zahawi soo dhigtay twitter, ayada oo Nusrat ugu yeertay \u201csaaxiib, shaqo wadaag iyo xildhibaan maskax badan.\u201d<\/p>\n<p>\u201cTani waa in si wanaagsan loo baaraa, oo cunsurinimada xididda loo siibaa.\u201d<br \/>\nWasiirka Cadaaladda Dominic Raab ayaa arrintan ku qeexay \u201ceedeyn halis ah,\u201d hase yeeshee wuxuu BBC-da u sheegay in la baari doono kaliya haddii Nusrat ay soo gudbiso ashtako rasmi ah.<\/p>\n<p>Source-Voa<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.dailymail.co.uk\/news\/article-10432023\/Probe-call-former-minister-Nusrat-Ghani-claims-sacked-Muslimness.html\"><span style=\"background-color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir British ah Nadhim Zahawi ayaa maanta ku baaqday baaritaan lagu sameeyo arrinta ay sheegtay xildhibaan kala tirsan xisbiga Conservative-ka, oo ah inay xilkeeda wasiirnimo ku weysay inay tahay Muslim, taasi oo cadaadiska kusii kordhineysa dowladda. Nusrat Ghani, oo 49 jir ah, ayaa laga qadaay xilka wasiirka gaadiidka sanaddii 2020, waxayna wargeyska Sunday Times u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166748,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166747","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir British ah Nadhim Zahawi ayaa maanta ku baaqday baaritaan lagu sameeyo arrinta ay sheegtay xildhibaan kala tirsan xisbiga Conservative-ka, oo ah inay xilkeeda wasiirnimo ku weysay inay tahay Muslim, taasi oo cadaadiska kusii kordhineysa dowladda. Nusrat Ghani, oo 49 jir ah, ayaa laga qadaay xilka wasiirka gaadiidka sanaddii 2020, waxayna wargeyska Sunday Times u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-24T10:15:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/\",\"name\":\"Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-24T10:15:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo - Wardoon","og_description":"Wasiir British ah Nadhim Zahawi ayaa maanta ku baaqday baaritaan lagu sameeyo arrinta ay sheegtay xildhibaan kala tirsan xisbiga Conservative-ka, oo ah inay xilkeeda wasiirnimo ku weysay inay tahay Muslim, taasi oo cadaadiska kusii kordhineysa dowladda. Nusrat Ghani, oo 49 jir ah, ayaa laga qadaay xilka wasiirka gaadiidka sanaddii 2020, waxayna wargeyska Sunday Times u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-24T10:15:04+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/","name":"Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg","datePublished":"2022-01-24T10:15:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/pri_219733600-640x360-1.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirad-sheegtay-in-xilkeeda-wasiirnimo-ku-weysay-islaanimo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirad sheegtay in xilkeeda Wasiirnimo ku weysay Islaanimo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166747"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166747"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166749,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166747\/revisions\/166749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166748"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}