{"id":166789,"date":"2022-01-24T15:33:10","date_gmt":"2022-01-24T12:33:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166789"},"modified":"2022-01-24T22:56:12","modified_gmt":"2022-01-24T19:56:12","slug":"daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maryan Qaasim&#8221; Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166790\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Gargaarka XFS Maryan Qaasim, ayaa soo dhaweysay laalitaanka Golaha Wasiirada XFS ee uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ee go\u2019aankii Golihii Wasiirada ee Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ay 2017kii ugu aqoonsadeen Urur Argagixiso jabhadda ONLF.<\/p>\n<p>Maryan Qaasim oo kamid aheyd Wasiiradii saddexda ahaa ee go\u2019aankaas ka horyimid, xilligaas ayaa sheegtay inay ku faraxday horey soo deyntii Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax, oo loo dhiibay Itoobiya, aysana fileyn in uu sii noolaan doono, iyo in maanta laga saaro liiska Argagixisada ONLF.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maamo Maryan ayaa xustay in wax laga xumaado ay aheyn in halgamaa Soomaaliyeed loo dhiibo cadowgii uu dhulka ka difaacayay, iyo in Urur argagixiso loo aqoonsado jabhaddii xaq u dirirka aheyd ee Soomaali Galbeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F483605983200041%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Gargaarka XFS Maryan Qaasim, ayaa soo dhaweysay laalitaanka Golaha Wasiirada XFS ee uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ee go\u2019aankii Golihii Wasiirada ee Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ay 2017kii ugu aqoonsadeen Urur Argagixiso jabhadda ONLF. Maryan Qaasim oo kamid aheyd Wasiiradii saddexda ahaa ee go\u2019aankaas ka horyimid, xilligaas ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maryan Qaasim&quot; Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maryan Qaasim&quot; Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee Gargaarka XFS Maryan Qaasim, ayaa soo dhaweysay laalitaanka Golaha Wasiirada XFS ee uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ee go\u2019aankii Golihii Wasiirada ee Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ay 2017kii ugu aqoonsadeen Urur Argagixiso jabhadda ONLF. Maryan Qaasim oo kamid aheyd Wasiiradii saddexda ahaa ee go\u2019aankaas ka horyimid, xilligaas ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-24T12:33:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-24T19:56:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maryan Qaasim\\\" Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-24T12:33:10+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-24T19:56:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maryan Qaasim&#8221; Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maryan Qaasim\" Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maryan Qaasim\" Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0 - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee Gargaarka XFS Maryan Qaasim, ayaa soo dhaweysay laalitaanka Golaha Wasiirada XFS ee uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ee go\u2019aankii Golihii Wasiirada ee Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ay 2017kii ugu aqoonsadeen Urur Argagixiso jabhadda ONLF. Maryan Qaasim oo kamid aheyd Wasiiradii saddexda ahaa ee go\u2019aankaas ka horyimid, xilligaas ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-24T12:33:10+00:00","article_modified_time":"2022-01-24T19:56:12+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/","name":"DAAWO:-Maryan Qaasim\" Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg","datePublished":"2022-01-24T12:33:10+00:00","dateModified":"2022-01-24T19:56:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Maryan-Qaasim.jpeg","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maryan-qaasim-dhibaatooyin-badan-ayaan-kala-kulmay-tilaabadii-aan-ku-diiday-goaankii-2017kii-onlf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maryan Qaasim&#8221; Dhibaatooyin badan ayaan kala kulmay Tilaabadii aan ku diiday Go,aankii 2017kii ONLF\u00a0"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166789"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166789"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166797,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166789\/revisions\/166797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166790"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}