{"id":166792,"date":"2022-01-24T19:07:29","date_gmt":"2022-01-24T16:07:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166792"},"modified":"2022-01-24T19:07:29","modified_gmt":"2022-01-24T16:07:29","slug":"daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166793\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png\" alt=\"\" width=\"641\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png 641w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe-300x166.png 300w\" sizes=\"(max-width: 641px) 100vw, 641px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi inuu wado qorshe uu dib ugu dhigayo doorashada, kuna sameysan muddo kordhin.<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in labada xisbi ee mucaaradka ah \u201cWADDANI iyo UCID\u201d, aysan marnaba aqbali doonin in dib loo dhigo doorashada Madaxtooyada, una aqoonsan doonin Muuse Bixii Madaxweyne haddii waqtigiisu dhamaado.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMuuse waxaan leeyahay, hadaad diido inaan kula tartanno, Marka wakhtigaagu dhamaado, ma oggolaanayno inaad sii fadhido, labada xisbi ma ogolaanayaan, kamana talinaysid halka ay joogaan taageerayaashayadu\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in 1994-tii uu Muuse Biixi uga digay inuu dalka dagaal galiyo, kaddib xariir uu kala soo sameeyay dalka Finland, balse taas uu ka dhaga adeegay uuna Somaliland galiyay dagaal, isagoo intaas ku daray aysan marnaba aqbali doonin in xisbiyada uu meesha ka saaro.<\/p>\n<p>\u201cMuuse Biixi, 1994-kii ayaan Finland kalasoo hadlay, waxaan ku idhi dalka dagaal ha galin, waakii galiyay iyadoon Cigaal ogayn, ilaa laga qaaday xilkii Wasiirnimana dalku muu dagin\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMuuse Biixi wuxuu damcay in uu doorashada dib u dhigo, oo uu Xisbiyada meesha ka saaro, oo uu lasoo baxo laba xisbi oo uu ka guulaysan-karo\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ltX1aqWdETM\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi inuu wado qorshe uu dib ugu dhigayo doorashada, kuna sameysan muddo kordhin. Faysal Cali Waraabe, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in labada xisbi ee mucaaradka ah \u201cWADDANI iyo UCID\u201d, aysan marnaba aqbali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi inuu wado qorshe uu dib ugu dhigayo doorashada, kuna sameysan muddo kordhin. Faysal Cali Waraabe, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in labada xisbi ee mucaaradka ah \u201cWADDANI iyo UCID\u201d, aysan marnaba aqbali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-24T16:07:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"641\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"354\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/\",\"name\":\"DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png\",\"datePublished\":\"2022-01-24T16:07:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png\",\"width\":641,\"height\":354},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi inuu wado qorshe uu dib ugu dhigayo doorashada, kuna sameysan muddo kordhin. Faysal Cali Waraabe, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in labada xisbi ee mucaaradka ah \u201cWADDANI iyo UCID\u201d, aysan marnaba aqbali [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-24T16:07:29+00:00","og_image":[{"width":641,"height":354,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/","name":"DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png","datePublished":"2022-01-24T16:07:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Faysal-Waraabe.png","width":641,"height":354},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-feysal-waraabe-muuse-biixi-wuxuu-doonayaa-inuu-meesha-nagasaaro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Feysal Waraabe \u201cMuuse Biixi wuxuu doonayaa inuu meesha nagasaaro\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166792"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166792"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166794,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166792\/revisions\/166794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166793"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}