{"id":166813,"date":"2022-01-25T12:31:08","date_gmt":"2022-01-25T09:31:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166813"},"modified":"2022-01-25T12:31:08","modified_gmt":"2022-01-25T09:31:08","slug":"sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sadex Xildhibaan oo Saakay  lagu doortay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada xildhibaano katirsan gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland.<\/p>\n<p>Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka dhacday xeradda Afisiyooni ayaa ahaa kuwa aan xamaasad laheyn oo lasii ogaa natiijada kasoo baxeysa, waxaana doorashada saddex Xildhibaan ku dhacday saacad gudahood kadib markii loo tanaasulay.<\/p>\n<p>Kursiga ugu horeeyay ee tirsigiisu ahaa HOP247 waxaa ku guuleesatay Khadra Maxamed tukaale kadib markii ay doorashada ka tanaasushay musharaxii malxiis ahaan u wadatay ee Filsan Jaamac Cismaan.<\/p>\n<p>Doorashada labaad ee kursiga sumaddiisu tahay HOP215, waxaa ku guuleestay Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo horey Senator u ahaa, kadib markii uu u tanaasulay musharaxii la tartamayay Axmed Yuusuf Bakaal.<\/p>\n<p>Kursiga saddexaad ee dooarshadiisa ka dhacday saakay magaalada Muqdisho oo sumaddiisu aheyd HOP245, waxaa ku guuleestay Abdiraxmaan Axmed, oo isna u tanaasulay musharaxii la tartami lahaa.<\/p>\n<p>Doorashada xildhibaanada gfollaha shacabka ee ka socota qaar kamid ah gobolada dalka ayaa noqotay mid u badan xulasho oo lasii ogyahay xildhibaanada kusoo baxaya kuwaa oo horey usii qortay musharaxiin malxiis ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada xildhibaano katirsan gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland. Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka dhacday xeradda Afisiyooni ayaa ahaa kuwa aan xamaasad laheyn oo lasii ogaa natiijada kasoo baxeysa, waxaana doorashada saddex Xildhibaan ku dhacday saacad gudahood kadib markii loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sadex Xildhibaan oo Saakay lagu doortay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sadex Xildhibaan oo Saakay lagu doortay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada xildhibaano katirsan gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland. Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka dhacday xeradda Afisiyooni ayaa ahaa kuwa aan xamaasad laheyn oo lasii ogaa natiijada kasoo baxeysa, waxaana doorashada saddex Xildhibaan ku dhacday saacad gudahood kadib markii loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-25T09:31:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/\",\"name\":\"Sadex Xildhibaan oo Saakay lagu doortay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"datePublished\":\"2022-01-25T09:31:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":696},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sadex Xildhibaan oo Saakay lagu doortay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sadex Xildhibaan oo Saakay lagu doortay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sadex Xildhibaan oo Saakay lagu doortay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada xildhibaano katirsan gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland. Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka dhacday xeradda Afisiyooni ayaa ahaa kuwa aan xamaasad laheyn oo lasii ogaa natiijada kasoo baxeysa, waxaana doorashada saddex Xildhibaan ku dhacday saacad gudahood kadib markii loo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-25T09:31:08+00:00","og_image":[{"width":696,"height":696,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/","name":"Sadex Xildhibaan oo Saakay lagu doortay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","datePublished":"2022-01-25T09:31:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","width":696,"height":696},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sadex-xildhibaan-oo-saakay-lagu-doortay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sadex Xildhibaan oo Saakay lagu doortay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166813"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166814,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166813\/revisions\/166814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154916"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}