{"id":166831,"date":"2022-01-26T12:09:25","date_gmt":"2022-01-26T09:09:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166831"},"modified":"2022-01-26T12:09:25","modified_gmt":"2022-01-26T09:09:25","slug":"baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/","title":{"rendered":"Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166832\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"321\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa goordhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne laba diyaaradood oo ay saarnayeen ciidamo isugu jira\u00a0 Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa Gorgor oo tiradooda lagu qiyaasay 100 askari.<\/p>\n<p>Labada diyaaradood ayaa Ciidamada Haramcad iyo gorgor kasoo qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, waxaana la sheegaya iney yihiin qeybtii ugu horeysay ciidamo gaaraya 400 oo askari oo loo qorsheeyay in Baledweyne ka howlgalaan, waxaana ciidamadaan goordhaw diyaaradaha keeneen la dajiyay Saldhiga Baledweyne.<\/p>\n<p>Lama oga ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa keenista ciidanka Haramcad iyo Gorgor ee magaalada Baledweyne, waxaasa warar is burinaya ay sheegayaan in ciidamadan qorshahoodu yahay iney difaacaan keenista Baledweyne ee madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo mudo sanad ah loo diidan yahay inuu tago Baledweyne, iyadoo warar kaleetana ay sheegayaan iney qeyb ka qaadanayaan sugida amaanka doorashada Golaha Shacabka ee Baledweyne taala.<\/p>\n<p>Isku soo wada duuboo dadka ku dhaqan Baledweyne ayaa walaac xoogan ka muujinaya imaashaha ciidamadan tirada badan ee la sheegayo iney doonayaan iney xoog ku keenaan Baledweyne Cali Guudlaawe, iyadoo magaalada gudaheeda dhinac uga sugan yihiin ciidamo aad u hubeysan oo kasoo horjeeda in Cali Guudlaawe yimaado magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Dhanka kale warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo iyo Jenaraal Xuud wadahadaladoodii ay kusoo dhamaadeen fashil, islamarkaana ay tan soo dadajisay in ciidamada Haramcad iyo Gorgor loo soo daabulo Baledweyne si loo wiiqo awooda Kacdoonka Hiiraan ee ku aadan Hirshabeelle.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166833\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653975207865.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"321\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653975207865.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653975207865-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166832\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"321\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne laba diyaaradood oo ay saarnayeen ciidamo isugu jira\u00a0 Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa Gorgor oo tiradooda lagu qiyaasay 100 askari. Labada diyaaradood ayaa Ciidamada Haramcad iyo gorgor kasoo qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, waxaana la sheegaya iney yihiin qeybtii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166832,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166831","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne laba diyaaradood oo ay saarnayeen ciidamo isugu jira\u00a0 Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa Gorgor oo tiradooda lagu qiyaasay 100 askari. Labada diyaaradood ayaa Ciidamada Haramcad iyo gorgor kasoo qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, waxaana la sheegaya iney yihiin qeybtii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-26T09:09:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"321\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/\",\"name\":\"Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-26T09:09:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg\",\"width\":660,\"height\":321},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne laba diyaaradood oo ay saarnayeen ciidamo isugu jira\u00a0 Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa Gorgor oo tiradooda lagu qiyaasay 100 askari. Labada diyaaradood ayaa Ciidamada Haramcad iyo gorgor kasoo qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, waxaana la sheegaya iney yihiin qeybtii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-26T09:09:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":321,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/","name":"Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg","datePublished":"2022-01-26T09:09:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022126637787653249605244.jpeg","width":660,"height":321},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baledweyne-oo-saakay-lageeyay-ciidamo-ka-tirsan-haramcad-iyo-gorgor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baledweyne oo saakay lageeyay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166831"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166831"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166834,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166831\/revisions\/166834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166832"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}