{"id":166866,"date":"2022-01-26T16:38:53","date_gmt":"2022-01-26T13:38:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166866"},"modified":"2022-01-26T20:07:55","modified_gmt":"2022-01-26T17:07:55","slug":"daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166867\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"419\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png 758w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg-300x166.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg-696x385.png 696w\" sizes=\"(max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo khudbad u jeedinaayay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor oo maanta la geeyay magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ujeedada ciidankaan dowladda Fedaraalka u geysay Baledweyne ay tahay sugida iyo xaqiijinta amaanka magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Yuusuf Dabageed ayaa sidoo kale iftiimiyay in ciidamadaan ay dowladda Soomaaliya geysay Baledweyne inan lagu boobi doonin doorashada 25-ka kursi ee ka mid ka ah kuraasta Aqalka Hoose ee doorashadoodu dhawaan ka bilaaban doonoto Baledweyne.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan cadeynaya inaan doorashada 25-ka kursi ee taala Baledweyne lagu boobi doonin ciidamada maanta yimid Baldweyne, qorshaha ay ugu yeerteena ay tahay xaqiijinta amaanka gobolka Hiiraan iyo iney furaan deegaanada kala xiran ee gobolka, waxaana leeyahay ciidamada Gorgor iyo Haramcad waxaan idinka rabnaa inaad gobolkaan ka qabataan shaqada horay uga soo qabateen gobolada kale&#8221; ayuu yiri Yuusuf Dabageed.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in Nabadoonada beelaha tabashada qaba ay wada kulmeen, islamarkaana ay heshiis wada gaareen ayna fulin doonaan dhankooda waxyaabahii ay ku balameen, inkastoo uusan faahfaahin heshiiska ay gaareen waxa uu yahay.<\/p>\n<p>Yuusuf Dagabeed ayaa sidoo kale ka dalbaday siyaasiyiin xilalka ka duwan kasoo qabtay dowladda Soomaaliya iyo maamulka Hirshabelle oo uu sheegay iney sii hurinayaan xaalada gobolka Hiiraan, isagoona ugu baqaay iney waqti siiyaan madaxda haatan joogta oo aysan xaalada uga sii darin.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa imaanaya iyadoo ciidamada maanta la geeyay Baledweyne ay siyaasiyiinta kasoo jeeda Hiiraan ay tilmaameen in ciidamadan lagu boobi rabo doorashada 25-ka kursi e Baledweyne lagu dooran rabo maalmaha soo socda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EHNmBmYFy2g\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo khudbad u jeedinaayay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor oo maanta la geeyay magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ujeedada ciidankaan dowladda Fedaraalka u geysay Baledweyne ay tahay sugida iyo xaqiijinta amaanka magaalada Baledweyne. Yuusuf Dabageed ayaa sidoo kale iftiimiyay in ciidamadaan ay dowladda Soomaaliya geysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo khudbad u jeedinaayay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor oo maanta la geeyay magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ujeedada ciidankaan dowladda Fedaraalka u geysay Baledweyne ay tahay sugida iyo xaqiijinta amaanka magaalada Baledweyne. Yuusuf Dabageed ayaa sidoo kale iftiimiyay in ciidamadaan ay dowladda Soomaaliya geysay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-26T13:38:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-26T17:07:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"758\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"419\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/\",\"name\":\"DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png\",\"datePublished\":\"2022-01-26T13:38:53+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-26T17:07:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png\",\"width\":758,\"height\":419},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo khudbad u jeedinaayay ciidamo ka tirsan Haramcad iyo Gorgor oo maanta la geeyay magaalada Baledweyne ayaa sheegay in ujeedada ciidankaan dowladda Fedaraalka u geysay Baledweyne ay tahay sugida iyo xaqiijinta amaanka magaalada Baledweyne. Yuusuf Dabageed ayaa sidoo kale iftiimiyay in ciidamadaan ay dowladda Soomaaliya geysay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-26T13:38:53+00:00","article_modified_time":"2022-01-26T17:07:55+00:00","og_image":[{"width":758,"height":419,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/","name":"DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png","datePublished":"2022-01-26T13:38:53+00:00","dateModified":"2022-01-26T17:07:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/vhfghfg.png","width":758,"height":419},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-yuusuf-bada-geed-anaa-dalbanay-ciidanka-ay-dowlada-keentay-baladwayne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Yuusuf Bada Geed anagaa Dalbanay Ciidanka Ay Dowlada keentay Baladwayne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166866"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166866"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166873,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166866\/revisions\/166873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166867"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}