{"id":166883,"date":"2022-01-26T22:24:53","date_gmt":"2022-01-26T19:24:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166883"},"modified":"2022-01-26T22:26:11","modified_gmt":"2022-01-26T19:26:11","slug":"agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166885\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272727595_4877959272227450_9029046281842044208_n-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272727595_4877959272227450_9029046281842044208_n-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272727595_4877959272227450_9029046281842044208_n-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272727595_4877959272227450_9029046281842044208_n-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272727595_4877959272227450_9029046281842044208_n-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa goordhaweyd Muqdisho lagu dilay Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Safiyo Abuukar Karaani, waxaana soo baxaya faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilkeeda.<\/p>\n<p>Dilka Haweenyada ayaa waxaa fuliyay koox bistoolado ku hubaysan,waxaana la sheegay in ay goobta ay isaga baxsadeen dableydii dilka fulisay,inkastoo goobta ay soo gaareen Ciidanka ammanka oo howlgallo sameeyay.<\/p>\n<p>Dilka kadib Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeysay geerida haweenayda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166887\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Safiyo-Karaani.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"800\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Safiyo-Karaani.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Safiyo-Karaani-270x300.jpeg 270w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Safiyo-Karaani-696x773.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Safiyo-Karaani-378x420.jpeg 378w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<\/strong><\/p>\n<p>Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , oo ay ugu horreeyaan Wasiirka , wasiiru Dawlaha , Wasiir ku-xigeenka , Agaasimaha Guud , agaasime waaxeedyada iyo dhammaan howlwadeennada waxay la murugoonayaan geerida Allaha u naxariisto, Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda , Safiyo Abuukar Karaani oo caawa Muqdisho ku geeriyootay.<\/p>\n<p>AUN Maamo Safiyo, adeeggii qaranka ee marxadaha kala duwan ee waqtiga dheer ah ay ku soo shaqaysay iyo hoggaaminteeda waxay tusaale u ahaayeen Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda.<\/p>\n<p>Waxaan si gaar ah ugu tacsiyeenaynaa dhammaan Carruurta iyo qoyska. Waxaana Eebe uga baryeenaa inuu Jannadiisa ka waraabiyo, samir iyo iimaana naga wada siiyo. Aaamin!<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaweyd Muqdisho lagu dilay Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Safiyo Abuukar Karaani, waxaana soo baxaya faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilkeeda. Dilka Haweenyada ayaa waxaa fuliyay koox bistoolado ku hubaysan,waxaana la sheegay in ay goobta ay isaga baxsadeen dableydii dilka fulisay,inkastoo goobta ay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166884,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhaweyd Muqdisho lagu dilay Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Safiyo Abuukar Karaani, waxaana soo baxaya faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilkeeda. Dilka Haweenyada ayaa waxaa fuliyay koox bistoolado ku hubaysan,waxaana la sheegay in ay goobta ay isaga baxsadeen dableydii dilka fulisay,inkastoo goobta ay soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-26T19:24:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-26T19:26:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272297206_1548938735477859_6195893638163496160_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"558\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"name\":\"Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272297206_1548938735477859_6195893638163496160_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-26T19:24:53+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-26T19:26:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272297206_1548938735477859_6195893638163496160_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272297206_1548938735477859_6195893638163496160_n.jpeg\",\"width\":552,\"height\":558},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhaweyd Muqdisho lagu dilay Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Safiyo Abuukar Karaani, waxaana soo baxaya faahinno dheeraad ah oo ku aaddan dilkeeda. Dilka Haweenyada ayaa waxaa fuliyay koox bistoolado ku hubaysan,waxaana la sheegay in ay goobta ay isaga baxsadeen dableydii dilka fulisay,inkastoo goobta ay soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-26T19:24:53+00:00","article_modified_time":"2022-01-26T19:26:11+00:00","og_image":[{"width":552,"height":558,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272297206_1548938735477859_6195893638163496160_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/","name":"Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272297206_1548938735477859_6195893638163496160_n.jpeg","datePublished":"2022-01-26T19:24:53+00:00","dateModified":"2022-01-26T19:26:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272297206_1548938735477859_6195893638163496160_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/272297206_1548938735477859_6195893638163496160_n.jpeg","width":552,"height":558},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-safiyo-karaani-oo-caawa-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Agaasime Safiyo karaani Oo Caawa Lagu Dilay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166883"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166883"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166888,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166883\/revisions\/166888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}