{"id":166904,"date":"2022-01-27T11:30:48","date_gmt":"2022-01-27T08:30:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166904"},"modified":"2022-01-27T11:30:48","modified_gmt":"2022-01-27T08:30:48","slug":"dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166905\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidanka la geeyey magaalada Beledweyne ay leeyihiin hal u jeedo, taas oo ah in lagu boobo kuraasta deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waare ayaa sheegay in qorshaha Jeneraal Xuud lagu keenay Muqdisho uu qeyb ka yahay boobka doorashada ee Villa Somalia ay qorsheyneyso.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa nasiib darro ah in waxa boobkaas ka dhalan kara aan laga sii fekerin, waxaa sii fogaa doonta xiisadii ka dhex jirtay reer HirShabeelle iyo dadka reer Beledweyne oo gadooda, qasabna ma qadan doonaan dadkaas,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Waare oo qudhiisu ka soo jeeda Beledweyne.<\/p>\n<p>Waare oo la hadlay VOA ayaa wax laga weydiiyey qorshaha Jeneraal Xuud lagu keenay Muqdisho waxuuna yiri, \u201cAnigu waxaan qabaa in mashruuca uu Xuud Xamar u joogo ay Villa Somalia wadato, sababtoo ah tallaabooyinka la qaaday inta uu joogay Muqdisho ayaa laga garan karaa in wax xushmad ah aan loo heyn, kaas isagaa meeshiisa dhib ku qabee Allaha ku badbaadiyo, anigu ma arko wax miisaan ah oo Villa Somalia uu ku leeyahay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inay dhici karto in la qiyaamay Jeneraal Xuud, balse dadkiisii uu kala kulmayo waji gabax, \u201cWaxaa noo muuqata in u jeedku ahaa in Beledweyne laga soo wado, kadibna wixii la rabo laga sameeyo halkaas,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waare oo wax laga weydiiyey waxa uu hoggaanka HirShabeelle kala socdo qorshaha ciidankaas loo geeyey Beledweyne ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle Yuusuf Dabageed uu mowqifkiisa cadeeyey oo ciidanka uu soo dhaweeyey Geel ay qashaana u geeyey, balse hadda ay ka war sugayaan mowqifka Madaxweyne Cali Guudlaawe.<\/p>\n<p>\u201cXalka waxaan u arkaa, maadaama ay arrintu siyaasiyiinta dhaaftay oo aysan waxaba ka qaban karin, in dhaqanka labada beelood ee Beledweyne iyo Jowhar arrintaan loo daayo, si loo badbaadiyo wada noolaashaha dadka, markaas waxaa suurta gal ah in dhaqanku keeno xal la isku aamini karo oo doorasho ku dhici karto,\u201d ayuu yiri Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6413704.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidanka la geeyey magaalada Beledweyne ay leeyihiin hal u jeedo, taas oo ah in lagu boobo kuraasta deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan. Sidoo kale Waare ayaa sheegay in qorshaha Jeneraal Xuud lagu keenay Muqdisho uu qeyb ka yahay boobka doorashada ee Villa Somalia ay qorsheyneyso. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166905,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166904","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidanka la geeyey magaalada Beledweyne ay leeyihiin hal u jeedo, taas oo ah in lagu boobo kuraasta deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan. Sidoo kale Waare ayaa sheegay in qorshaha Jeneraal Xuud lagu keenay Muqdisho uu qeyb ka yahay boobka doorashada ee Villa Somalia ay qorsheyneyso. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-27T08:30:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-27T08:30:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg\",\"width\":660,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidanka la geeyey magaalada Beledweyne ay leeyihiin hal u jeedo, taas oo ah in lagu boobo kuraasta deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan. Sidoo kale Waare ayaa sheegay in qorshaha Jeneraal Xuud lagu keenay Muqdisho uu qeyb ka yahay boobka doorashada ee Villa Somalia ay qorsheyneyso. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-27T08:30:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/","name":"DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg","datePublished":"2022-01-27T08:30:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022127637788419946961419.jpeg","width":660,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-waare-oo-ka-hadlay-ciidanka-lageeyay-beledwayne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Waare oo ka hadlay ciidanka lageeyay Beledwayne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166904"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166904"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166904\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166906,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166904\/revisions\/166906"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166905"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166904"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166904"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166904"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}