{"id":166952,"date":"2022-01-29T14:12:00","date_gmt":"2022-01-29T11:12:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166952"},"modified":"2022-01-29T14:12:00","modified_gmt":"2022-01-29T11:12:00","slug":"daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166953\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul ugu Jawaabay siyaasiyiin kasoo jeeda Hiiraan oo uu kamid ah yahay Wasiirka Arrimaha gudaha xilgaarsiinta oo kasoo horjeestay Ciidamada la geeyay Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ciidanka Haramcad ee dowladda geeysay Baladweyne ay yihiin Ciidan qaran oo magaaladaas u la dagaalanka Al-shabaab, isla markaana aysan Ciidanka aheyn kuwo dano laga leeyahay.<\/p>\n<p>Cali Jeyte ayaa siyaasiyiintii uu ku jiray Wasiir Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ee kasoo horjeestay Ciidanka Baladweyne laga dejiyey ku tilmaamay inay yihiin kuwo siyaasad ka dhex raadinaya Ciidamada, sidoo kalena ah dad baagamuuda ah oo aan xilal heynin.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in uusan garaneynin waxa ku kalifay Ra\u2019iisul Wasaare Rooble inuu amray Ciidanka Haramcad ee la geeyay Baladweyne in dib loogu celiyo Xeryahooda, isagoona xusay in Golaha Wasiirada aysan ka shirin Ciidankii hore dowladda u geeysay Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaaraha waxuu kasoo jeedaa Galmudug, maalin kasto Ciidamo ayey Dowladda ka dajisaa, maalin Golaha Wasiirda ma fariisin, Laakiin Baladweyne waxuu Wasiirdda u shiriyay oo Ciidanka ah laga celiyay u dhahayo ma\u2019aqano\u201d ayuu yiri Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan ayaa caddeeyay in haddii doorashada Golaha Shacabka laga wareejiyo Magaalada Baladweyne uu Mas\u2019uuliyaddaas leeyahay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdulkadirOkNews%2Fvideos%2F385429406917083%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul ugu Jawaabay siyaasiyiin kasoo jeeda Hiiraan oo uu kamid ah yahay Wasiirka Arrimaha gudaha xilgaarsiinta oo kasoo horjeestay Ciidamada la geeyay Magaalada Baladweyne. Guddoomiye Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ciidanka Haramcad ee dowladda geeysay Baladweyne ay yihiin Ciidan qaran oo magaaladaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul ugu Jawaabay siyaasiyiin kasoo jeeda Hiiraan oo uu kamid ah yahay Wasiirka Arrimaha gudaha xilgaarsiinta oo kasoo horjeestay Ciidamada la geeyay Magaalada Baladweyne. Guddoomiye Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ciidanka Haramcad ee dowladda geeysay Baladweyne ay yihiin Ciidan qaran oo magaaladaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-29T11:12:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-29T11:12:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul ugu Jawaabay siyaasiyiin kasoo jeeda Hiiraan oo uu kamid ah yahay Wasiirka Arrimaha gudaha xilgaarsiinta oo kasoo horjeestay Ciidamada la geeyay Magaalada Baladweyne. Guddoomiye Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ciidanka Haramcad ee dowladda geeysay Baladweyne ay yihiin Ciidan qaran oo magaaladaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-29T11:12:00+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/","name":"DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg","datePublished":"2022-01-29T11:12:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Ca.jpeg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cali-jeyte-oo-weeraray-raisalwasaare-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gudoomiye Cali Jeyte oo weeraray Raisalwasaare Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166952"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166954,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166952\/revisions\/166954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166953"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}