{"id":166955,"date":"2022-01-30T13:44:11","date_gmt":"2022-01-30T10:44:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166955"},"modified":"2022-01-30T13:44:35","modified_gmt":"2022-01-30T10:44:35","slug":"rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/","title":{"rendered":"Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166957\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652-300x196.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652-642x420.jpeg 642w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta\u00a0 u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta todobaadyo kadib markii uu sheegay in xukuumadiisu ay dib u hagaajinayo Xiriirka Imaaraadka .<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p>Waa safarkii ugu horreeyay ee uu raysal wasaaruhu ku tagayo dalka Imaaraadka Carabta tan iyo markii xilkaan loo magacaabay.<\/p>\n<p>Safarkiisa ayaa kusoo aadaya xilli lagu jiro arrimo doorasho, khilaaf culusna uu ka dhaxeeyo isaga iyo madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Imaaraatka Carabta oo lagu tiriyo dalalka faro galinta ku leh siyaasada Soomaaliya, ayuu raysal wasaare Rooble dhawaan iska diiday in ay dano gaar ah ka leeyihiin caawinta\u00a0 Soomaaliya.<\/p>\n<p>Rooble ayaa Imaaraadka ka raalli galiyay Lacagtii uu sirdoonka Soomaaliya ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho bishii April 2018, isagoo ballan qaaday in lacagtaas dib ugu celinayaan Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, warar kale oo aan xogtooda helayno waxay sheegayaan in Imaaraatku uu u yeeray madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo la sheegayo in ay qeyb ka yihiin safarka Rooble uu Dubai ku tagay.<\/p>\n<p>Imaaraadka Carabta ayaa xiriir wanagsan la leh labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland, isagoo ka caawiya mashaariic ay kamid yihiin tababarada ciiddamadooda.<\/p>\n<p>Dadka falanqeeya siyaasada Soomaaliya ayaa rumaysan in Imaaraadka uu isku dayayo inuu saameyn ku yeesho doorashada Soomaaliya si meesha looga saaro madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta\u00a0 u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta todobaadyo kadib markii uu sheegay in xukuumadiisu ay dib u hagaajinayo Xiriirka Imaaraadka . Waa safarkii ugu horreeyay ee uu raysal wasaaruhu ku tagayo dalka Imaaraadka Carabta tan iyo markii xilkaan loo magacaabay. Safarkiisa ayaa kusoo aadaya xilli lagu jiro arrimo doorasho, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166957,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166955","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta\u00a0 u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta todobaadyo kadib markii uu sheegay in xukuumadiisu ay dib u hagaajinayo Xiriirka Imaaraadka . Waa safarkii ugu horreeyay ee uu raysal wasaaruhu ku tagayo dalka Imaaraadka Carabta tan iyo markii xilkaan loo magacaabay. Safarkiisa ayaa kusoo aadaya xilli lagu jiro arrimo doorasho, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-30T10:44:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-01-30T10:44:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/\",\"name\":\"Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-30T10:44:11+00:00\",\"dateModified\":\"2022-01-30T10:44:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg\",\"width\":660,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta\u00a0 u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta todobaadyo kadib markii uu sheegay in xukuumadiisu ay dib u hagaajinayo Xiriirka Imaaraadka . Waa safarkii ugu horreeyay ee uu raysal wasaaruhu ku tagayo dalka Imaaraadka Carabta tan iyo markii xilkaan loo magacaabay. Safarkiisa ayaa kusoo aadaya xilli lagu jiro arrimo doorasho, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-30T10:44:11+00:00","article_modified_time":"2022-01-30T10:44:35+00:00","og_image":[{"width":660,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/","name":"Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg","datePublished":"2022-01-30T10:44:11+00:00","dateModified":"2022-01-30T10:44:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2022130637791124307664652.jpeg","width":660,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-maanta-u-ambo-baxay-dalka-imaaraatka-carabta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo maanta u ambo baxay dalka Imaaraatka Carabta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166955"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166955"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166955\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166958,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166955\/revisions\/166958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166957"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}