{"id":167025,"date":"2022-02-03T11:10:33","date_gmt":"2022-02-03T08:10:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167025"},"modified":"2022-02-03T11:10:33","modified_gmt":"2022-02-03T08:10:33","slug":"saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Saddex nin oo Soomaali ah  oo xabsiyo daadheer lagu xukumay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167026\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamad kutaala magaalada St. Cloud ee dalka Maraykanka ayaa xabsiyo dhaadheer ku xukuntay saddex nin oo Soomaali oo lagu soo eedeeyay in ay geysteen fal dambiyeed isugu jira afduub iyo kufsi.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa ku xukumay Maxamed Xasan Cabdi oo 24 jir ah in ka badan 27 sano oo xarig ah, C\/raxiin Cumar Cali oo 22 jir ah 30 sano oo xarig ah, halka Sahal Cabdi Xasan oo 25 jir ah lagu xukumay 15 sano oo xarig ah..<\/p>\n<p>Raggan ayaa haweeneyda ka afduubay bartamaha magaalada St. Cloud, waxayna u kaxeeyeen meel beer ah halkaas oo ay ku kufsadeen.<\/p>\n<p>Baaritaan DNA oo lagu sameeyay shahwada raggan, ayaa lagu ogaaday in dhammaantood ay ku lug lahaayeen fal dambiyeedka kufsiga oo dhacay dabayaaqada sannadkii hore ee 2021.<\/p>\n<p>Booliisku waxay sheegeen in muqaallo la helay ay ka caawiyeen in la aqoonsado gaadhiga ay la socdeen raggan, kaas oo yaalay kaalin shidaal oo u dhow goobta fal dambiyeedku ka dhacay.<\/p>\n<p>Dhammaan saddexda nin ayaa la arkayay iyagoo gelaya xarunta shidaalka dhowr jeer habeenkii oo dhan ah, taasoo ku beegnayd waqtiga weerarka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/wjon.com\/third-suspect-involved-in-st-cloud-park-rape-sentenced\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad kutaala magaalada St. Cloud ee dalka Maraykanka ayaa xabsiyo dhaadheer ku xukuntay saddex nin oo Soomaali oo lagu soo eedeeyay in ay geysteen fal dambiyeed isugu jira afduub iyo kufsi. Maxkamadda ayaa ku xukumay Maxamed Xasan Cabdi oo 24 jir ah in ka badan 27 sano oo xarig ah, C\/raxiin Cumar Cali oo 22 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saddex nin oo Soomaali ah oo xabsiyo daadheer lagu xukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saddex nin oo Soomaali ah oo xabsiyo daadheer lagu xukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamad kutaala magaalada St. Cloud ee dalka Maraykanka ayaa xabsiyo dhaadheer ku xukuntay saddex nin oo Soomaali oo lagu soo eedeeyay in ay geysteen fal dambiyeed isugu jira afduub iyo kufsi. Maxkamadda ayaa ku xukumay Maxamed Xasan Cabdi oo 24 jir ah in ka badan 27 sano oo xarig ah, C\/raxiin Cumar Cali oo 22 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-03T08:10:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/\",\"name\":\"Saddex nin oo Soomaali ah oo xabsiyo daadheer lagu xukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-03T08:10:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saddex nin oo Soomaali ah oo xabsiyo daadheer lagu xukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saddex nin oo Soomaali ah oo xabsiyo daadheer lagu xukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saddex nin oo Soomaali ah oo xabsiyo daadheer lagu xukumay - Wardoon","og_description":"Maxkamad kutaala magaalada St. Cloud ee dalka Maraykanka ayaa xabsiyo dhaadheer ku xukuntay saddex nin oo Soomaali oo lagu soo eedeeyay in ay geysteen fal dambiyeed isugu jira afduub iyo kufsi. Maxkamadda ayaa ku xukumay Maxamed Xasan Cabdi oo 24 jir ah in ka badan 27 sano oo xarig ah, C\/raxiin Cumar Cali oo 22 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-03T08:10:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/","name":"Saddex nin oo Soomaali ah oo xabsiyo daadheer lagu xukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg","datePublished":"2022-02-03T08:10:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202223637794456683051505.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saddex-nin-oo-soomaali-ah-oo-xabsiyo-daadheer-lagu-xukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saddex nin oo Soomaali ah oo xabsiyo daadheer lagu xukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167025"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167025"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167027,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167025\/revisions\/167027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167026"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}