{"id":167045,"date":"2022-02-03T21:16:18","date_gmt":"2022-02-03T18:16:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167045"},"modified":"2022-02-03T21:17:02","modified_gmt":"2022-02-03T18:17:02","slug":"ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/","title":{"rendered":"Ahlu-Sunna Waljamaaca &#8220;nama matalo  Cabdisamad Macallin Maxamuud&#8221;"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167046\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna-1024x682.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna-768x512.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna-696x464.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna-1068x712.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay guusha uu maanta gaaray Cabdisamad Macallin Maxamuud, oo uu dhalay hoggaamiyaha ururkaas Macallin Maxamuud, kaasi oo maanta xildhibaan golaha shacabka ah loogu doortay magaalada Dhuusamareeb<\/p>\n<p class=\"p1\">Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa sheegay xildhibaannimada maanta Dhusamareeb loogu doortay Cabdisamad Macallin Maxamuud inuusan ururkaasi ku matalin, balse uu qabiilkiisa kusoo baxay.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cHorayna waan u sheegnay qof kasta oo Soomaali ah xaq wuxuu u leeyahay inuu xildhibaan noqdo mar labaadna qof kastaba dee waa inuu qabiilkiisa ka soo galaa marka arrintaa arrin hadda mowqifki Ahlu Sunna Waljameeca ama wixii ka dhaxeeya dowladda dhexe ama dowladda Galmudug wax wax hadda ka baddalaya ma aha magaca Ahlu Sunna kuma soo bixin ee qabiilkiisa ayuu ku soo baxay,\u201d ayuu yiri Cabdisalaan Adan Xuseen Madaxa Siyaasada Ahulu Sunna Waljameeca oo BBC-da wareysi siiyay.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cAsaga nin Ahlu Sunna ah waa yahay, Sheekha Guddoomiyaha u ah Ahlu Sunnana waa dhalay laakiin taasi wax fikir ah ama matalaad ah ama xiriir ah oo ay arrintaasi Ahlu Sunna Waljameeca ay ku leedahay ma jirto,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p class=\"p2\">Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud ayaa isna sheegay inuu ku yimid awood qabsi beeleed.<\/p>\n<p class=\"p2\">\u201cAhlu Sunna dadka oo dhan ayaa ah, Ahlu-Sunna waa ahay horayna waa u ahaa haddana waa ahay dadka Soomaaliyeed diinkooda iyo caqiidadooda dhanbaa Ahlu Sunna ah waan ku soo shaqeeyey waana ku shaqeynayaa insha allah wax hadda oo isbeddel oo gaar ah oo ay leedahayna ma leh,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cabdisamad.<\/p>\n<p class=\"p1\">Waxa weli ka socota doorashada kuraasta aqalka hoose oo muddo badan dib u dhac uu ku yimid, dib u dhacaasi oo ay sababeen khilaaf ku yimid habraaca doorashada ee horay loo soo saaray.<\/p>\n<p class=\"p1\">Waxaana weli dhiman kuraas badan iyada oo jadwalka cusub ee doorashada aqalka sare ee Soomaaliya loo dajiyeyna uu dhigayo in la soo gabagbeeyo bishan Fabraayo ee aan ku jirno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay guusha uu maanta gaaray Cabdisamad Macallin Maxamuud, oo uu dhalay hoggaamiyaha ururkaas Macallin Maxamuud, kaasi oo maanta xildhibaan golaha shacabka ah loogu doortay magaalada Dhuusamareeb Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa sheegay xildhibaannimada maanta Dhusamareeb loogu doortay Cabdisamad Macallin Maxamuud inuusan ururkaasi ku matalin, balse uu qabiilkiisa kusoo baxay. \u201cHorayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu-Sunna Waljamaaca &quot;nama matalo Cabdisamad Macallin Maxamuud&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu-Sunna Waljamaaca &quot;nama matalo Cabdisamad Macallin Maxamuud&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay guusha uu maanta gaaray Cabdisamad Macallin Maxamuud, oo uu dhalay hoggaamiyaha ururkaas Macallin Maxamuud, kaasi oo maanta xildhibaan golaha shacabka ah loogu doortay magaalada Dhuusamareeb Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa sheegay xildhibaannimada maanta Dhusamareeb loogu doortay Cabdisamad Macallin Maxamuud inuusan ururkaasi ku matalin, balse uu qabiilkiisa kusoo baxay. \u201cHorayna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-03T18:16:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-03T18:17:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"853\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/\",\"name\":\"Ahlu-Sunna Waljamaaca \\\"nama matalo Cabdisamad Macallin Maxamuud\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png\",\"datePublished\":\"2022-02-03T18:16:18+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-03T18:17:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png\",\"width\":1280,\"height\":853},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu-Sunna Waljamaaca &#8220;nama matalo Cabdisamad Macallin Maxamuud&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu-Sunna Waljamaaca \"nama matalo Cabdisamad Macallin Maxamuud\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu-Sunna Waljamaaca \"nama matalo Cabdisamad Macallin Maxamuud\" - Wardoon","og_description":"Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay guusha uu maanta gaaray Cabdisamad Macallin Maxamuud, oo uu dhalay hoggaamiyaha ururkaas Macallin Maxamuud, kaasi oo maanta xildhibaan golaha shacabka ah loogu doortay magaalada Dhuusamareeb Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa sheegay xildhibaannimada maanta Dhusamareeb loogu doortay Cabdisamad Macallin Maxamuud inuusan ururkaasi ku matalin, balse uu qabiilkiisa kusoo baxay. \u201cHorayna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-03T18:16:18+00:00","article_modified_time":"2022-02-03T18:17:02+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":853,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/","name":"Ahlu-Sunna Waljamaaca \"nama matalo Cabdisamad Macallin Maxamuud\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png","datePublished":"2022-02-03T18:16:18+00:00","dateModified":"2022-02-03T18:17:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Ahlu-Sunna.png","width":1280,"height":853},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-waljamaaca-nama-matalo-cabdisamad-macallin-maxamuud\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu-Sunna Waljamaaca &#8220;nama matalo Cabdisamad Macallin Maxamuud&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167045"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167045"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167048,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167045\/revisions\/167048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167046"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}