{"id":167075,"date":"2022-02-05T12:30:48","date_gmt":"2022-02-05T09:30:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167075"},"modified":"2022-02-05T12:31:33","modified_gmt":"2022-02-05T09:31:33","slug":"hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167076\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg 648w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/>Haweeney Soomaali ah oo lagu magacaabo Faaduma Maxamed Nuuriye ayaa Canug yar oo ay dhashay oo jira sannad iyo saddex bilood uga tagtay dukaan ku yaalla Magaalada Columbus ee dalka Mareykanka, waxaana Haweeyneyda lagu soo ooga dacwad.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliska Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ayaa sheegay inay Faaduma Maxamed oo 20 sanno jir ah ku soo oogeen dacwad ah in ay halis gelisay nolosha wiilkeeda yar oo ay dukaan uga dhaqaaqday.<\/p>\n<p>Booliska Gobolka Ohio ayaa abaaro 7:45 habeenimo xalay gacanta kusoo dhigay Haweeneyda Soomaalida ah ee dukaanka uga dhaqaaqday Canugeeda, kaddibna waxaa la geeyay Saldhiga Booliska Columbus.<\/p>\n<p>Laamaha amniga ayaa su\u2019aalo weydiiyay Faaduma Maxamed Nuuriye oo ku eedeeyeen inay wiilkeeda yar ka tagtay, isla markaana waxaa Booliska ay Faaduma kusoo oogeen dacwad la xiriirta khatarta ay gelisay wiilka yar.<\/p>\n<p>Sababta ku kaliftay Faaduma Maxamed inay wiilkeeda goob dukaan ah oo gaaskana laga gato uga takto weli lama shaacinin, Ciidamada Booliska ayaana shalay baadi-goob ugu jiray sidii ay ku heli lahaayeen waalidka wiilka yar.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167076\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg 648w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167077\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cA.jpeg\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cA.jpeg 648w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cA-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweeney Soomaali ah oo lagu magacaabo Faaduma Maxamed Nuuriye ayaa Canug yar oo ay dhashay oo jira sannad iyo saddex bilood uga tagtay dukaan ku yaalla Magaalada Columbus ee dalka Mareykanka, waxaana Haweeyneyda lagu soo ooga dacwad. Ciidanka Booliska Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ayaa sheegay inay Faaduma Maxamed oo 20 sanno jir ah ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167075","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haweeney Soomaali ah oo lagu magacaabo Faaduma Maxamed Nuuriye ayaa Canug yar oo ay dhashay oo jira sannad iyo saddex bilood uga tagtay dukaan ku yaalla Magaalada Columbus ee dalka Mareykanka, waxaana Haweeyneyda lagu soo ooga dacwad. Ciidanka Booliska Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ayaa sheegay inay Faaduma Maxamed oo 20 sanno jir ah ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-05T09:30:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-05T09:31:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-05T09:30:48+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-05T09:31:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg\",\"width\":648,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray - Wardoon","og_description":"Haweeney Soomaali ah oo lagu magacaabo Faaduma Maxamed Nuuriye ayaa Canug yar oo ay dhashay oo jira sannad iyo saddex bilood uga tagtay dukaan ku yaalla Magaalada Columbus ee dalka Mareykanka, waxaana Haweeyneyda lagu soo ooga dacwad. Ciidanka Booliska Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ayaa sheegay inay Faaduma Maxamed oo 20 sanno jir ah ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-05T09:30:48+00:00","article_modified_time":"2022-02-05T09:31:33+00:00","og_image":[{"width":648,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/","name":"Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg","datePublished":"2022-02-05T09:30:48+00:00","dateModified":"2022-02-05T09:31:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Sa-1.jpeg","width":648,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hooyo-soomaali-oo-canug-ay-dhashay-uga-tagtay-dukaan-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hooyo Soomaali Oo Canug Ay Dhashay Uga Tagtay dukaan oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167075"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167075"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167078,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167075\/revisions\/167078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167076"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}