{"id":167085,"date":"2022-02-05T23:58:13","date_gmt":"2022-02-05T20:58:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167085"},"modified":"2022-02-06T12:32:23","modified_gmt":"2022-02-06T09:32:23","slug":"xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/","title":{"rendered":"Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167086\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Caawa mar qura isbadalay xaalada magaalada Baledweyne oo laga dareemayo jawi aad u kacsan kadib markii dadweyne careysan iyo ciidamo kasoo horjeeda maamulka Hirshabeelle ay xirteen wadada laamiga ah ee isku xirta garoonka Baledweyne iyo xerada Lamagalaay.<\/p>\n<p>Ciidamada hubeysan ee Caawa lagu dhex arkaayo wadada laamiga ee halbowlaha u ah isku socodka Baledweyne ayaa ah ciidamo ka amar qaata Korneyl Nuur Dheere, kuwaas oo si weyn u diidan in Baledweyne uu tago madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa timid kadib markii ay fiidnimadii hore ee Caawa ay soo baxeen warar sheegaya in maalinta berito ah la doonayo in Baledweyne tagaan madaxweynaha Hirshabeelle iyo guddi wasiiro ah oo uu dhawaan Raysal wasaare Rooble u xilsaaray xalinta xiisada Baledweyne.<\/p>\n<p>Wararku waxay intaasi ku darayaan in ciidamo aad u farabadan oo ka tirsan Militariga Soomaaliya iyo kuwii dhawaan dowladda geysay Baledweyne ee Gorgor iyo Haramcad ay doonayaan iney isku fidinayaan wadooyinka gudaha magaalada Baledweyne, waxaana dadka ay ka cabsi qabaan isku dhacyo dhexmari kara ciidamada dowladda iyo kuwa Kacdoonka Hiiraan ee kasoo horjeeda imaasha Cali Guudlaawe ee magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Waxaa marar badan fashilmay isku dayo awoodeed oo la doonayay in magaalada Baledweyne lagu geeyo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo mudo sanad ka badan loo diidan yahay inuu tago magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Caawa mar qura isbadalay xaalada magaalada Baledweyne oo laga dareemayo jawi aad u kacsan kadib markii dadweyne careysan iyo ciidamo kasoo horjeeda maamulka Hirshabeelle ay xirteen wadada laamiga ah ee isku xirta garoonka Baledweyne iyo xerada Lamagalaay. Ciidamada hubeysan ee Caawa lagu dhex arkaayo wadada laamiga ee halbowlaha u ah isku socodka Baledweyne ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167086,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167085","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Caawa mar qura isbadalay xaalada magaalada Baledweyne oo laga dareemayo jawi aad u kacsan kadib markii dadweyne careysan iyo ciidamo kasoo horjeeda maamulka Hirshabeelle ay xirteen wadada laamiga ah ee isku xirta garoonka Baledweyne iyo xerada Lamagalaay. Ciidamada hubeysan ee Caawa lagu dhex arkaayo wadada laamiga ee halbowlaha u ah isku socodka Baledweyne ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-05T20:58:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-06T09:32:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/\",\"name\":\"Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-05T20:58:13+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-06T09:32:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan - Wardoon","og_description":"Waxaa Caawa mar qura isbadalay xaalada magaalada Baledweyne oo laga dareemayo jawi aad u kacsan kadib markii dadweyne careysan iyo ciidamo kasoo horjeeda maamulka Hirshabeelle ay xirteen wadada laamiga ah ee isku xirta garoonka Baledweyne iyo xerada Lamagalaay. Ciidamada hubeysan ee Caawa lagu dhex arkaayo wadada laamiga ee halbowlaha u ah isku socodka Baledweyne ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-05T20:58:13+00:00","article_modified_time":"2022-02-06T09:32:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/","name":"Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg","datePublished":"2022-02-05T20:58:13+00:00","dateModified":"2022-02-06T09:32:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/thumbnail.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaalada-magaalada-baledweyne-oo-caawa-aad-u-kacsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaalada Magaalada Baledweyne oo Caawa aad u Kacsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167085"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167087,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167085\/revisions\/167087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167086"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}