{"id":167108,"date":"2022-02-07T12:03:57","date_gmt":"2022-02-07T09:03:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167108"},"modified":"2022-02-07T12:03:57","modified_gmt":"2022-02-07T09:03:57","slug":"dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167096\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"539\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n-696x521.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n-561x420.jpeg 561w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha safarka Madaxweynaha maamulkaas Cali Guudlaawe uu maanta ku tegay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in qorshaha Madaxweynaha uu yahay in qof kasta oo reer Hiiraan ah tabashadii uu qabo uu kala fariisto oo ka xaliyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in hadda ka hor aysan madaxweynaha u suurta gelin inuu tago Beledweyne, balse qolo kasta oo tabasho qabta uu hadda kadib kala fariisan doono waxa ay ka tabaneyso maamulka uu hoggaamiyo.<\/p>\n<p>\u201cQofka oo reer Hiiraan ah waan la fariisa doonaa aniga iyo madaxweynaha, waxaana diyaar u nahay inaan ka qancino tabashada ay qabaan, waxaan ka codsanayaa dadka in dowladnimada laga wada shaqeeyo,\u201d ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle.<\/p>\n<p>Hadalka Dabageed ayaa waafaqsan kii Cali Guudlaawe ee shalay, oo xilli uu ka hadlay munaasabad lagu soo dhaweeyay ballan-qaaday in uu xalin doono tabashada ka taagan gobolka, islamarkaana uu u cadaalad fali doono reer HirShabelle.<\/p>\n<p>\u201cAlle ayaa mahadaas iska leh, maanta haddii aan magaalada Beledweyne aan ku wada suganahay, waxaa uga mahad-celinayaa halkaan cidkasta oo gacan ka geysata inay sidan wanaaga ah u dhacdo oo anaga oo nabad ah oo wax dhibaato ah dhicin isku imaano,\u201d ayuu yiri ugu horeyntii, isaga oo si gaar ah ugu mahad-celiyay duubaabka dhaqanka, ciidanka amniga iyo madaxda HirShabeelle.<\/p>\n<p>Guudlaawe ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in tabasho kasta oo jirta iyo cid kasta oo wax tabanaysa uu la fariisan doono oo uu ka garaabi doono, xili ay muddo xiisad siyaasadeed ka taagneyd Beledweyne.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xd3AH8VAO88\" width=\"696\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha safarka Madaxweynaha maamulkaas Cali Guudlaawe uu maanta ku tegay magaalada Beledweyne. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in qorshaha Madaxweynaha uu yahay in qof kasta oo reer Hiiraan ah tabashadii uu qabo uu kala fariisto oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha safarka Madaxweynaha maamulkaas Cali Guudlaawe uu maanta ku tegay magaalada Beledweyne. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in qorshaha Madaxweynaha uu yahay in qof kasta oo reer Hiiraan ah tabashadii uu qabo uu kala fariisto oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-07T09:03:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"539\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-07T09:03:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg\",\"width\":720,\"height\":539},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha safarka Madaxweynaha maamulkaas Cali Guudlaawe uu maanta ku tegay magaalada Beledweyne. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in qorshaha Madaxweynaha uu yahay in qof kasta oo reer Hiiraan ah tabashadii uu qabo uu kala fariisto oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-07T09:03:57+00:00","og_image":[{"width":720,"height":539,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/","name":"DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg","datePublished":"2022-02-07T09:03:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/273158202_4819753961413879_1886161531506305714_n.jpeg","width":720,"height":539},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-qorshaha-guudlaawe-ka-damacsan-yahay-b-weyne-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Qorshaha Guudlaawe ka damacsan yahay B\/Weyne oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167108"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167109,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167108\/revisions\/167109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167096"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}