{"id":167136,"date":"2022-02-08T20:18:11","date_gmt":"2022-02-08T17:18:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167136"},"modified":"2022-02-09T11:57:50","modified_gmt":"2022-02-09T08:57:50","slug":"daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaan Dalxa &#8220;waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167137\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png\" alt=\"\" width=\"938\" height=\"611\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png 938w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2-300x195.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2-768x500.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2-696x453.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2-645x420.png 645w\" sizes=\"(max-width: 938px) 100vw, 938px\" \/><\/p>\n<p>Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo 15-kii sano ee lasoo dhaafay ku jiray baaralamaanka Soomaaliya ayaa sanadkaan u muuqda in laga reebay tartanka doorashada, kadib markii galabta la shaaciyey xubno kale oo ku tartami doona kurisigiisa HOP#080.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada heer dawlad goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa galabta soo saaray liiska musharaxiinta u tartamaysa 13-ka kursi ee maalmaha soo socda lagu dooranayo Baraawe, waxaana kuraastaas ka mid ah Hop080 oo Dalxa ku dhafiyey 15-kii sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in hab-raacii loo baahnaa aan loo marin tartanka kursigiisa, oo odeyaashii saxda ahaa ee beeshiisa aan talada laga qayb galin, isagoo shaaciyey in dad kale oo aan beesha aheyn ay howsha wataan.<\/p>\n<p>Aweys Xuseen Macalin iyo Maxamed Cusmaan Jibriil ayaa la shaaciyey inay ku tartami doonaa kurisiga Xildhibaan Dalxa. 26 musharax oo u kala tartami doona 13-ka kursi ee lagu bilaabayo doorashada Baraawe ayey qeyb ka yihiin xubnahaas ku loolami doona Hop080.<\/p>\n<p>\u201cOdayashii sharciga ahaa ee beeshu ay lahayd sida suldaanka iyo nabadoonka guud iyo labadii bulshada rayidka kuwiiba lama aqbalin,\u201d ayuu yiri Prof. Dalxa.<\/p>\n<p>Xildhibaan Dhalxa ayaa xusay in ergada kursigaas soo dooranaysa ay yihiin kuwo uu soo gudbiyay musharaxa sida uu sheegay \u2018kursiga loo xiray.\u2019<\/p>\n<p>Prof. Dalxa oo la weydiiyey in sanadkaan uu musharax yahay iyo in kale, ayaa sheegay in go\u2019aankaas aan laga sugin oo mar hore go\u2019aan laga gaaray kurisga beeshiisa, isagoo carabka ku dhuftay in qof gaar lala doontay.<\/p>\n<p>\u201cAniga waxaan ku faraxsanahay in la i dulmiyo, hadiiba ay dhaceyso kii wax dulmiyay in aanan noqon oo berito aan ilaah subxaanahu watacaalaa la hortageyn oo markaas aan qofkii la dumiyay aan noqdo,\u201d ayuu yiri Prof. Maxamed Cumar Dalxa.<\/p>\n<p>Dalxa ayaa ka mid ahaa xubnihii sida weyn u taageersanaa Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo oo saaxiib dhow ay yihiin Cabdicasiis Laftagareen oo iska leh go\u2019aanka kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Hase yeeshee waxaa muuqata in Dalxa ku khasaaray saaxiibtinimadii Farmaajo oo la iska tuuray, sidaana lagu dhaafiyey kursigii uu mudada dheer ku metelaayey beeshiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F644713800148038%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo 15-kii sano ee lasoo dhaafay ku jiray baaralamaanka Soomaaliya ayaa sanadkaan u muuqda in laga reebay tartanka doorashada, kadib markii galabta la shaaciyey xubno kale oo ku tartami doona kurisigiisa HOP#080. Guddiga doorashada heer dawlad goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa galabta soo saaray liiska musharaxiinta u tartamaysa 13-ka kursi ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaan Dalxa &quot;waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaan Dalxa &quot;waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo 15-kii sano ee lasoo dhaafay ku jiray baaralamaanka Soomaaliya ayaa sanadkaan u muuqda in laga reebay tartanka doorashada, kadib markii galabta la shaaciyey xubno kale oo ku tartami doona kurisigiisa HOP#080. Guddiga doorashada heer dawlad goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa galabta soo saaray liiska musharaxiinta u tartamaysa 13-ka kursi ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-08T17:18:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-09T08:57:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"938\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"611\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Dalxa \\\"waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png\",\"datePublished\":\"2022-02-08T17:18:11+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-09T08:57:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png\",\"width\":938,\"height\":611},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Dalxa &#8220;waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaan Dalxa \"waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaan Dalxa \"waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80\" - Wardoon","og_description":"Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo 15-kii sano ee lasoo dhaafay ku jiray baaralamaanka Soomaaliya ayaa sanadkaan u muuqda in laga reebay tartanka doorashada, kadib markii galabta la shaaciyey xubno kale oo ku tartami doona kurisigiisa HOP#080. Guddiga doorashada heer dawlad goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa galabta soo saaray liiska musharaxiinta u tartamaysa 13-ka kursi ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-08T17:18:11+00:00","article_modified_time":"2022-02-09T08:57:50+00:00","og_image":[{"width":938,"height":611,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/","name":"DAAWO:-Xildhibaan Dalxa \"waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png","datePublished":"2022-02-08T17:18:11+00:00","dateModified":"2022-02-09T08:57:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Capture-2.png","width":938,"height":611},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-dalxa-waxaa-la-ii-diiday-inaan-kaqeyb-galo-tartanka-kurisga-hop80\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaan Dalxa &#8220;waxaa la ii diiday inaan kaqeyb galo tartanka Kurisga Hop#80&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167136"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167136"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167152,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167136\/revisions\/167152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167137"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}