{"id":167148,"date":"2022-02-09T11:39:48","date_gmt":"2022-02-09T08:39:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167148"},"modified":"2022-02-09T11:39:48","modified_gmt":"2022-02-09T08:39:48","slug":"maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167149\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ku dhowaaqay soo saarista xayiraado Visa oo ka dhan ah shakhsiyaad hadda xilal ka haya iyo kuwa horey uga soo qabtay Soomaaliya, oo lagu eedeeyey inay mas\u2019uul ka yihiin waxyeeleynta hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Blinken ayaa bayaan uu soo saaray ku yiri \u201cMaanta, ayada oo ay ku beegan tahay sanad-guuradii koowaad ee marka uu muddo xileedka ka dhammaaday madaxweynaha Soomaaliya, waxaan ku dhowaaqayaa fulinta xeerka Socdaalka Qaranka qeybtiisa 212(a)(3)(C), kaasi oo diidaya in Visa la siiyo shakhsiyaad xilal ka haya iyo kuwa horey uga soo qabtay Soomaaliya, kuwaasi oo la rumeysan yahay inay mas\u2019uul ka yihiin waxyeeleynta hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Blinken ayaa sheegaya in shakhsiyaadkaas ay rabshado u adeegsanayaan dibad-baxayaasha, ay xirayaan ama cabsi gelinayaan suxufiyiinta iyo xubnaha mucaaradka, ayna boobayaan hanaanka doorashada dalka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxa uu intaas ku daray in xubnaha qoysaska shakhsiyaadkaas ay sidoo kale saameyn karto xanibaaddan.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cSiyaasaddan ayaa lagu dabaqi doonaa xubno kaalin firfircoon ka qaatay hanaan khiyaameyn ku dhisan oo lagu sameeyey hanaanka doorashada Soomaaliya ama ku guuldarreystay inay gutaan waajibaadkooda ah inay doorasho hufan ku fuliyaan waqtigeeda, ama beegsaday suxufiyiinta iyo xubnaha mucaaradka, ayaga oo handadaya, cabsi gelinaya, xiraya ama la beegsanaya rabshado kale,\u201d ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Blinken ma shaacin magcayada shakhsiyaadkan iyo goorta ay hirgaleyso siyaasadda lagu beegsaday.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">\u201cHoggaamiyayaasha qaranka iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya waa inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkooda ah inay doorashada Golaha Shacabka dhameeyaan kahor 25-ka Febraayo, taasi oo dhabbaha u xaari karta hanaan dowladeed firfircoon oo ay Soomaaliya yeelato,\u201d ayuu yiri Blinken.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">\u201cDowladda Mareykanka waxay si buuxda u taageereysa shacabka Soomaaliya, waxaana naga go\u2019an inaan kala shaqeyno sare u qaadidda dimoqraadiyadda iyo barwaaqada labadeena dal.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s1\">Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegay in waddada ugu wanaagsan ee Soomaaliya ay ku joogteyn karto nabad ay tahay in si deg deg loo soo geba-gebeeyo hanaanka doorashooyinka.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/twitter.com\/SecBlinken\/status\/1491167487647690754?ref_src=twsrc%5Egoogle%7Ctwcamp%5Eserp%7Ctwgr%5Etweet\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ku dhowaaqay soo saarista xayiraado Visa oo ka dhan ah shakhsiyaad hadda xilal ka haya iyo kuwa horey uga soo qabtay Soomaaliya, oo lagu eedeeyey inay mas\u2019uul ka yihiin waxyeeleynta hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya. Blinken ayaa bayaan uu soo saaray ku yiri \u201cMaanta, ayada oo ay ku beegan tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167149,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ku dhowaaqay soo saarista xayiraado Visa oo ka dhan ah shakhsiyaad hadda xilal ka haya iyo kuwa horey uga soo qabtay Soomaaliya, oo lagu eedeeyey inay mas\u2019uul ka yihiin waxyeeleynta hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya. Blinken ayaa bayaan uu soo saaray ku yiri \u201cMaanta, ayada oo ay ku beegan tahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-09T08:39:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/\",\"name\":\"Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-09T08:39:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida - Wardoon","og_description":"Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ku dhowaaqay soo saarista xayiraado Visa oo ka dhan ah shakhsiyaad hadda xilal ka haya iyo kuwa horey uga soo qabtay Soomaaliya, oo lagu eedeeyey inay mas\u2019uul ka yihiin waxyeeleynta hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya. Blinken ayaa bayaan uu soo saaray ku yiri \u201cMaanta, ayada oo ay ku beegan tahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-09T08:39:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/","name":"Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg","datePublished":"2022-02-09T08:39:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799632409594601.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-sheegay-inuu-cunaqabatayn-saaray-qaar-kamid-ah-madaxda-somalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo sheegay inuu cunaqabatayn saaray qaar kamid ah madaxda somalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167148"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167150,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167148\/revisions\/167150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167149"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}