{"id":167153,"date":"2022-02-09T17:42:20","date_gmt":"2022-02-09T14:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167153"},"modified":"2022-02-09T17:42:20","modified_gmt":"2022-02-09T14:42:20","slug":"hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/","title":{"rendered":"Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167154\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376-300x184.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hoobiyayaal ayaa lagu weeraray magaalada Baraawe, halkaas oo ay maanta ka bilaabatay doorashada todobo kursi oo aqalka hoose ah oo ka imaanaya dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Wararka aan helayno waxay sheegayaan in qaar kamid ah hoobiyayaashu ay ku dhaceen meel ku dhow xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed, halkaas oo doorashada haatan ay ka socota.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda lamasoo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay madaafiicda lagu weeraray Baraawe, inkastoo magaalada laga dareemayo welwel dhinaca amniga ah.<\/p>\n<p>Ciiddanka amniga ayaa rasaas ka riday qeyb kamid ah gudaha magaalada, waxaana xiran waddooyinka waaweyn ee magaalada Baraawe, iyadoo ciiddamo aad u badan oo ka tagay Muqdisho la geeyay halkaas si ay amniga doorashada u xaqiijiyaan.<\/p>\n<p>Weli lama oga cidda ka dambeysa hoobiyayaasha, hase ahaatee, urururka Alshabaab ayaa ku sugan meelo aan sidaas uga fogayn magaalada Baraawe.<\/p>\n<p>Baraawe, waa markii ugu horraysay oo doorasho lagu qabanayo, waxayna kamid tahay magaalooyinka laga xoreeyay Alshabaab waqtigii dowladdiisa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.<\/p>\n<p>Magaaladani waxay muddo dheer ku hoos jirtay xukunka Alshabaab, waxayna saldhig u ahayd saraakiisha sarsare ee Alshabaab, ka hor inta aan lagala wareegin sannadkii 2014.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoobiyayaal ayaa lagu weeraray magaalada Baraawe, halkaas oo ay maanta ka bilaabatay doorashada todobo kursi oo aqalka hoose ah oo ka imaanaya dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed. Wararka aan helayno waxay sheegayaan in qaar kamid ah hoobiyayaashu ay ku dhaceen meel ku dhow xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed, halkaas oo doorashada haatan ay ka socota. Illaa iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoobiyayaal ayaa lagu weeraray magaalada Baraawe, halkaas oo ay maanta ka bilaabatay doorashada todobo kursi oo aqalka hoose ah oo ka imaanaya dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed. Wararka aan helayno waxay sheegayaan in qaar kamid ah hoobiyayaashu ay ku dhaceen meel ku dhow xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed, halkaas oo doorashada haatan ay ka socota. Illaa iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-09T14:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/\",\"name\":\"Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-09T14:42:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg\",\"width\":660,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe - Wardoon","og_description":"Hoobiyayaal ayaa lagu weeraray magaalada Baraawe, halkaas oo ay maanta ka bilaabatay doorashada todobo kursi oo aqalka hoose ah oo ka imaanaya dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed. Wararka aan helayno waxay sheegayaan in qaar kamid ah hoobiyayaashu ay ku dhaceen meel ku dhow xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed, halkaas oo doorashada haatan ay ka socota. Illaa iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-09T14:42:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/","name":"Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg","datePublished":"2022-02-09T14:42:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202229637799849496279376.jpeg","width":660,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hoobiyayaal-lagu-garaacay-baraawe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hoobiyayaal lagu garaacay Baraawe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167153"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167155,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167153\/revisions\/167155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167154"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}