{"id":167194,"date":"2022-02-11T12:18:11","date_gmt":"2022-02-11T09:18:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167194"},"modified":"2022-02-11T12:18:11","modified_gmt":"2022-02-11T09:18:11","slug":"save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/","title":{"rendered":"Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167195\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda Save the Children ayaa ugu baaqday madaxda dowladda Soomaaliya in ay soo farageliyaan xabsi dheer iyo xukun dil ah oo ay Punland ku riday 6 dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin Alshabaab kana dambeeyeen dilal qorshaysan oo Gaalkacyo ka dhacay.<\/p>\n<div align=\"justify\">Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa dhowaan dhallinyaradan oo qirtay in ay geysteen dilal iyo Qaraxyo, waxay afar kamid ah\u00a0 ku riday xukun dil toogasho ah, halka labo kalena ay ku riday\u00a0 xabsiyo u dhaxeey 20 illaa 40 sano.<\/p>\n<p>Dhallinyaradan ayaa bishii Oktoobar 2020 laga qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, iyadoo lagu eedeeyay inay katirsan yihiin Alshabaab.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Save children ayaa sheegtay in dhallinyarada la xukumay ay da&#8217;dooda tahay 15 jir, inkastoo Puntland ay sheegtay in ay yihiin 19jir.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\">\n&#8220;Aad baan uga walaacsannahay in dhallinyaradan lagu xukumo dil iyo xabsi dheer &#8211; iyadoon loo eegin dambigooda &#8211; ma ahan mid ka hortag ah, waxaana hubaal ah inaysan waafaqsanayn heerarka caalamiga ah ee ay Soomaaliya aqbashay. Wiilashani waxay mudan yihiin fursad dhaqan celin ah, waxaana ku boorineynaa dowladda inay xaqiijiso cadaaladda, ayuu yiri Maxamuud Maxamed Xasan, agaasimaha hay&#8217;adda Save children ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku boorinaynaa dawladda Puntland inay xoojiso dhaqan gelinta xeerka caddaaladda carruurta Puntland, si loo ilaaliyo loona daweeyo dhammaan carruurta ay da\u2019doodu ka yar tahay 18 jir si waafaqsan heerarka xuquuqda carruurta,&#8221; ayuu hadalkiisa raaciyay.<\/p>\n<p>Save the Children waxa ay sheegtay in ay soo dhawaynayso horumarka ay Puntland ka samaysay hirgelinta sharciga caddaaladda carruurta. Waxay kaloo sheegtay in ay ka go\u2019an tahay in ay sii wadato wada shaqaynta iyo taageerada Puntland si kor loogu qaado ilaalinta carruurta.<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Save the Children ayaa ugu baaqday madaxda dowladda Soomaaliya in ay soo farageliyaan xabsi dheer iyo xukun dil ah oo ay Punland ku riday 6 dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin Alshabaab kana dambeeyeen dilal qorshaysan oo Gaalkacyo ka dhacay. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa dhowaan dhallinyaradan oo qirtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Save the Children ayaa ugu baaqday madaxda dowladda Soomaaliya in ay soo farageliyaan xabsi dheer iyo xukun dil ah oo ay Punland ku riday 6 dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin Alshabaab kana dambeeyeen dilal qorshaysan oo Gaalkacyo ka dhacay. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa dhowaan dhallinyaradan oo qirtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-11T09:18:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/\",\"name\":\"Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-11T09:18:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Save the Children ayaa ugu baaqday madaxda dowladda Soomaaliya in ay soo farageliyaan xabsi dheer iyo xukun dil ah oo ay Punland ku riday 6 dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin Alshabaab kana dambeeyeen dilal qorshaysan oo Gaalkacyo ka dhacay. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa dhowaan dhallinyaradan oo qirtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-11T09:18:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/","name":"Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg","datePublished":"2022-02-11T09:18:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022211637801473032758746.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/save-children-oo-kaqaylisay-xukun-dil-ah-oo-puntland-ku-riday-dhallinyaro-al-shabaab-katirsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Save children oo kaqaylisay xukun dil ah oo Puntland ku riday dhallinyaro Al-Shabaab katirsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167194"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167196,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167194\/revisions\/167196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167195"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}