{"id":167235,"date":"2022-02-11T16:49:42","date_gmt":"2022-02-11T13:49:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167235"},"modified":"2022-02-11T16:49:42","modified_gmt":"2022-02-11T13:49:42","slug":"dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167236\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, ayaa sheegay maamulkooda inuu qaban doono doorasho hufan oo lamid ah middii aqalka sare ee ka dhacday Jowhar.<\/p>\n<p>Madaxweye ku xigeenka Hirshabeelle ayaa sheegay in socdaalka uu madaxweyne Cali Guudlaawe ku joogo magaalada Baladweyne uu qeyb ka yahay in doorashadu noqoto mid lagu wada qanacsan yahay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle uusan dhibaato u arag imaanshaha uu Baladweyne tagayo la taliyaha amniga madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Dabageed wuxuu sheegay in ay jiraan dad si qaldan uga turjumaya safarka Fahad Yaasiin ee magaalada Baladweyne\u00a0 isagoo sheegay inuu kamid yahay dadka Baladweyne u tagaya arrimaha doorashada aqalka hoose.<\/p>\n<p>\u201cBaladweyne 25 kursi ayaa yaala. Kursigiisa kuraastaas ayuu kamid yahay ee ma jirto kursi uu Fahad gaar u leeyahay, haddii qabiilkiisu doorto xildhibaanuu noqonaa. Wax kaloo dhibaato ah oo la buunbuniyo ma jiraan,\u201d ayu yiri Yuusuf Dabageed.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa ku dhaleeceeyay siyaasiyiinta mucaaradka in aanay ka hadlin doorashooyinka meelaha qaar ka dhacaya ee laga cabanayo. taas beddelkeedna ay ku mashquulaan doorashada Hirshabeelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6436888.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, ayaa sheegay maamulkooda inuu qaban doono doorasho hufan oo lamid ah middii aqalka sare ee ka dhacday Jowhar. Madaxweye ku xigeenka Hirshabeelle ayaa sheegay in socdaalka uu madaxweyne Cali Guudlaawe ku joogo magaalada Baladweyne uu qeyb ka yahay in doorashadu noqoto mid lagu wada qanacsan yahay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167236,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167235","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, ayaa sheegay maamulkooda inuu qaban doono doorasho hufan oo lamid ah middii aqalka sare ee ka dhacday Jowhar. Madaxweye ku xigeenka Hirshabeelle ayaa sheegay in socdaalka uu madaxweyne Cali Guudlaawe ku joogo magaalada Baladweyne uu qeyb ka yahay in doorashadu noqoto mid lagu wada qanacsan yahay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-11T13:49:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-11T13:49:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, ayaa sheegay maamulkooda inuu qaban doono doorasho hufan oo lamid ah middii aqalka sare ee ka dhacday Jowhar. Madaxweye ku xigeenka Hirshabeelle ayaa sheegay in socdaalka uu madaxweyne Cali Guudlaawe ku joogo magaalada Baladweyne uu qeyb ka yahay in doorashadu noqoto mid lagu wada qanacsan yahay. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-11T13:49:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/","name":"DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg","datePublished":"2022-02-11T13:49:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2021919637676523870765252.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dabageed-waxaan-qabanynaa-doorasho-kawanaagsan-kuwa-maamulada-kale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Dabageed waxaan qabanynaa doorasho kawanaagsan kuwa maamulada kale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167235"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167237,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167235\/revisions\/167237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167236"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}