{"id":167243,"date":"2022-02-12T14:02:24","date_gmt":"2022-02-12T11:02:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167243"},"modified":"2022-02-12T14:02:24","modified_gmt":"2022-02-12T11:02:24","slug":"kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/","title":{"rendered":"Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug lagu qabtay doorashada labo kursi oo kamid noqonaya kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kursiga tirsigiisu yahay HOP#081 oo mudo 21-sano ah ku fadhisay Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa saakay waxaa ku guuleestay loona doortay Xildhibaanad cusub oo lagu magacaabo Cadar Cali Maxamed ( Shalaqbeen ).<\/p>\n<p>Doorashada kursigan waxaa isku diiwaangeliyay in ay ku tartamaan musharax Cadar Cali Maxamed ( Shalaqbeen ) iyo Nasro Maxamed Dalabeey oo doorashada inta aysan bilaaban ka tanaasushay tartanka sidaasna cod gacan taag ah ugu soo baxday Cadar Cali.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan cusub ee saakay la doortay ayaa katirsaneyd shaqaalaha wasaaradda haweenka Soomaaliya, waxa ayna badaleysa Maryan Cariif oo kamid aheyd xildhibaanada ugu saameynta badan baarlamaanka kana tanaasushay sanadkan in ay tartanto.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167244\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cadar-shalaqbeyn.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cadar-shalaqbeyn.jpeg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cadar-shalaqbeyn-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cadar-shalaqbeyn-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cadar-shalaqbeyn-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/cadar-shalaqbeyn-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug lagu qabtay doorashada labo kursi oo kamid noqonaya kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Kursiga tirsigiisu yahay HOP#081 oo mudo 21-sano ah ku fadhisay Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa saakay waxaa ku guuleestay loona doortay Xildhibaanad cusub oo lagu magacaabo Cadar Cali Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug lagu qabtay doorashada labo kursi oo kamid noqonaya kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Kursiga tirsigiisu yahay HOP#081 oo mudo 21-sano ah ku fadhisay Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa saakay waxaa ku guuleestay loona doortay Xildhibaanad cusub oo lagu magacaabo Cadar Cali Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-12T11:02:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/\",\"name\":\"Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-12T11:02:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug lagu qabtay doorashada labo kursi oo kamid noqonaya kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Kursiga tirsigiisu yahay HOP#081 oo mudo 21-sano ah ku fadhisay Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa saakay waxaa ku guuleestay loona doortay Xildhibaanad cusub oo lagu magacaabo Cadar Cali Maxamed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-12T11:02:24+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/","name":"Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-1.jpeg","datePublished":"2022-02-12T11:02:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-1.jpeg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kursigii-maryan-cariif-ku-fadhisay-oo-xildhibaanad-cusub-loo-doortay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kursigii Maryan Cariif ku fadhisay oo Xildhibaanad cusub loo doortay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167243"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167243"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167246,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167243\/revisions\/167246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167245"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}