{"id":167267,"date":"2022-02-13T13:42:20","date_gmt":"2022-02-13T10:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167267"},"modified":"2022-02-13T14:01:03","modified_gmt":"2022-02-13T11:01:03","slug":"daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167268\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986-300x150.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Allaha Unaxariisto waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Mulaxamiistihii weynaa, Cabdikariin Faarax Jiir Qaareey oo kamid ahaa bahdii Hoblada Fanka Waaberi ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, wuxuuna saakay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer, sida ay HOL u sheegeen dad ku sugan isbitaalka uu ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Mulaxanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay laga deyrinayay xaaladdiisa caafimaadka, waxaana la sheegay inuu guulaysan waayay qorshe lagu waday in dalka dibaddiisa loo qaado, si caafimaadkiisa loola tacaalo.<\/p>\n<p>Cabdikariin wuxuu si rasmi ah fanka ugu biiray sanadka markuu ahaa 1962, isagoo noqday mid ka shaqeeya Radio Muqdisho.<\/p>\n<p>Muddo dheer kadib ayuu wuxuu u badashay Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta qaybta suugaanta, halkaas uu muddo ka shaqeynayey.<\/p>\n<p>Waxaa lagu xasuustaa inuu lahaa mulaxanka heeso badan oo caan ah oo ay ku luuqeeyeen fanaaniinta hore ee Soomaaliya, sida Xasan Aadan Samatar, Xaliimo Khaliif Magool, Cabdinaasir Cabdulle iyo kuwa kaloo badan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/33z_ZQBzHEc\" width=\"910\" height=\"512\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vF8yUyB1i8I\" width=\"910\" height=\"512\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha Unaxariisto waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Mulaxamiistihii weynaa, Cabdikariin Faarax Jiir Qaareey oo kamid ahaa bahdii Hoblada Fanka Waaberi ee Soomaaliya Marxuumka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, wuxuuna saakay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer, sida ay HOL u sheegeen dad ku sugan isbitaalka uu ku geeriyooday. Mulaxanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167268,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167267","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha Unaxariisto waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Mulaxamiistihii weynaa, Cabdikariin Faarax Jiir Qaareey oo kamid ahaa bahdii Hoblada Fanka Waaberi ee Soomaaliya Marxuumka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, wuxuuna saakay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer, sida ay HOL u sheegeen dad ku sugan isbitaalka uu ku geeriyooday. Mulaxanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-13T10:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-13T11:01:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-13T10:42:20+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-13T11:01:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg\",\"width\":660,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","og_description":"Allaha Unaxariisto waxaa goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Mulaxamiistihii weynaa, Cabdikariin Faarax Jiir Qaareey oo kamid ahaa bahdii Hoblada Fanka Waaberi ee Soomaaliya Marxuumka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, wuxuuna saakay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer, sida ay HOL u sheegeen dad ku sugan isbitaalka uu ku geeriyooday. Mulaxanka ayaa maalmihii ugu dambeeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-13T10:42:20+00:00","article_modified_time":"2022-02-13T11:01:03+00:00","og_image":[{"width":660,"height":330,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","name":"DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg","datePublished":"2022-02-13T10:42:20+00:00","dateModified":"2022-02-13T11:01:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022213637803228923387986.jpeg","width":660,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdikariin-faarax-jiir-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdikariin Faarax (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167267"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167267"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167267\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167270,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167267\/revisions\/167270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167268"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}