{"id":167313,"date":"2022-02-14T16:08:44","date_gmt":"2022-02-14T13:08:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167313"},"modified":"2022-02-14T16:08:44","modified_gmt":"2022-02-14T13:08:44","slug":"cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167315\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"414\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746-300x188.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa shacaa ka qaaday cidda sida rasmiga ah ug dambeysay amarkii saaka lagu joojiyay safar uu doonayay inuu ugu amba-baxo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Cali Yare ayaa sheegay in ay been iyo wax kama jiraan ay yihiin wararka sheegayay in safarkiisa ay baajisay NISA, waxaana uu intaa ku daray in aysan jirin sabab ay ku baajiyaan socdaalkiisa.<\/p>\n<p>Waxaa uu carrabka ku dhuftay in madaxweynaha Dowalad Goboleedka Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor uu NISA soo wacay, kana codsaday in ay baajiyaan socdaalkiisa, balse waxaa uu sheegay in ay ka biyo diideen saraakiisha NISA.<\/p>\n<p>Si waliba Cali yare Cali ayaa Madaxweynaha Galmudug ku eedeeyay in uu is Hor istaag ku sameeyay isaga\u00a0 iyo waftigiisa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan beeninayaa wararka sheegaya in Hey\u2019adda NISA oo ay madax ka yihiin saaxiibo aan shaqo-wadaag nahay ay hor istaag ku sameeyeen aniga iyo waftigii ila socday oo safar u ahaa Galmudug \u2013 ma jirto mana jiri karto sabab ay Hey\u2019ad amni oo Gobolka Banaadir ka howlgasha ay ku hor istaagi karto safar aan hoggaaminayo maadaama aan anigu fadhiyo xafiiska Amniga Caasimadda \u2013 Waxaanse bulshada u xaqiijinayaa inuu shalay, xalay iyo saakay-ba Madaxweynaha Galmudug la soo xariiray Hey adda NISA kana dalbaday in aniga iyo waftigeygu aanan Galmudug u soo duuli karin\u00a0 sida ay Madaxda NISA ii xaqiijiyeen. Madaxda NISA waxaan uga mahadcelinayaa Jawaabta ay arrinkaas ka bixiyeen oo ahaa mid dhaxalgal ah oo ka turjumaya macnaha dhabta ah ee Hey\u2019addu u taagantahay\u201d ayuu yiri Cali Yare cali.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167316\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-14-at-13.04.37.png\" alt=\"\" width=\"1044\" height=\"1050\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-14-at-13.04.37.png 1044w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-14-at-13.04.37-298x300.png 298w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-14-at-13.04.37-1018x1024.png 1018w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-14-at-13.04.37-150x150.png 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-14-at-13.04.37-768x772.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-14-at-13.04.37-696x700.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-14-at-13.04.37-418x420.png 418w\" sizes=\"(max-width: 1044px) 100vw, 1044px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa shacaa ka qaaday cidda sida rasmiga ah ug dambeysay amarkii saaka lagu joojiyay safar uu doonayay inuu ugu amba-baxo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Cali Yare ayaa sheegay in ay been iyo wax kama jiraan ay yihiin wararka sheegayay in safarkiisa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167315,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa shacaa ka qaaday cidda sida rasmiga ah ug dambeysay amarkii saaka lagu joojiyay safar uu doonayay inuu ugu amba-baxo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Cali Yare ayaa sheegay in ay been iyo wax kama jiraan ay yihiin wararka sheegayay in safarkiisa ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-14T13:08:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"414\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-14T13:08:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg\",\"width\":660,\"height\":414},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa shacaa ka qaaday cidda sida rasmiga ah ug dambeysay amarkii saaka lagu joojiyay safar uu doonayay inuu ugu amba-baxo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Cali Yare ayaa sheegay in ay been iyo wax kama jiraan ay yihiin wararka sheegayay in safarkiisa ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-14T13:08:44+00:00","og_image":[{"width":660,"height":414,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/","name":"Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg","datePublished":"2022-02-14T13:08:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/202179637614248696985746.jpeg","width":660,"height":414},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-yare-cali-oo-sheegay-cida-bixisay-amarka-lagu-joojiyay-safarkiisa-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Yare Cali oo sheegay cida bixisay Amarka Lagu Joojiyay Safarkiisa Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167313"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167317,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167313\/revisions\/167317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167315"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}