{"id":167357,"date":"2022-02-15T21:04:51","date_gmt":"2022-02-15T18:04:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167357"},"modified":"2022-02-15T21:04:51","modified_gmt":"2022-02-15T18:04:51","slug":"wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167359\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019-300x191.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee maamulka Galmudug Cabdinaasir Geelle ayaa goordhaw shaaciyay inuu iska casilay xilkii Wasiirnimo ee uu ka haayay maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Cabdinaasir Geelle ma uusan faahfaahin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa inuu iska casilo xilkii Wasaaradda qorsheynta Galmudug, waxuuna sheegay inuu dib kasoo faahfaahin doono ujeedada ka dambeysa iscasilaadiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan Maanta u gudbiyay Madaxweynaha Galmudug warqadii aan iskaga casilay xilkii Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee Galmudug.<br \/>\nWaxaan gadaal kasoo faahfaahin doona sababta keentay iscasilaadeyda oo aan ku faahfaahin doono shir jaraaid. Waxaan si guud ugu mahadcelinayaa dhamaan heyadaha Dowladda Galmudug iyo shacabkeeda. Sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa howl wadeenada Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalmiga sida hagar la\u2019aanta eey iila shaqeeyeen\u201d ayuu yiri Cabdinaasir Geelle.<\/p>\n<p>Wasiirka Maanta iscalisay ayaa noqonaya Wasiirkii labaad ee iska casila maamulka Galmudug, iyadoo sanadkii lasoo dhaafay 2021 uu is casilay Wasiirkii Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167358\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-15-at-18.03.05.png\" alt=\"\" width=\"1066\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-15-at-18.03.05.png 1066w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-15-at-18.03.05-300x288.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-15-at-18.03.05-1024x984.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-15-at-18.03.05-768x738.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-15-at-18.03.05-696x669.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-15-at-18.03.05-437x420.png 437w\" sizes=\"(max-width: 1066px) 100vw, 1066px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee maamulka Galmudug Cabdinaasir Geelle ayaa goordhaw shaaciyay inuu iska casilay xilkii Wasiirnimo ee uu ka haayay maamulka Galmudug. Cabdinaasir Geelle ma uusan faahfaahin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa inuu iska casilo xilkii Wasaaradda qorsheynta Galmudug, waxuuna sheegay inuu dib kasoo faahfaahin doono ujeedada ka dambeysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee maamulka Galmudug Cabdinaasir Geelle ayaa goordhaw shaaciyay inuu iska casilay xilkii Wasiirnimo ee uu ka haayay maamulka Galmudug. Cabdinaasir Geelle ma uusan faahfaahin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa inuu iska casilo xilkii Wasaaradda qorsheynta Galmudug, waxuuna sheegay inuu dib kasoo faahfaahin doono ujeedada ka dambeysa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-15T18:04:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/\",\"name\":\"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-15T18:04:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg\",\"width\":660,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay - Wardoon","og_description":"Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee maamulka Galmudug Cabdinaasir Geelle ayaa goordhaw shaaciyay inuu iska casilay xilkii Wasiirnimo ee uu ka haayay maamulka Galmudug. Cabdinaasir Geelle ma uusan faahfaahin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa inuu iska casilo xilkii Wasaaradda qorsheynta Galmudug, waxuuna sheegay inuu dib kasoo faahfaahin doono ujeedada ka dambeysa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-15T18:04:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/","name":"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg","datePublished":"2022-02-15T18:04:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022215637805148850273019.jpeg","width":660,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-galmudug-oo-iscalisay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo iscalisay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167357"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167360,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167357\/revisions\/167360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167359"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}