{"id":167371,"date":"2022-02-16T11:56:38","date_gmt":"2022-02-16T08:56:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167371"},"modified":"2022-02-16T11:56:59","modified_gmt":"2022-02-16T08:56:59","slug":"daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167375\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26.png\" alt=\"\" width=\"1586\" height=\"1058\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26.png 1586w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-1024x683.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-768x512.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-1536x1025.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-696x464.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-1068x712.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 1586px) 100vw, 1586px\" \/><\/p>\n<p>\u201cWeerarka ka dhacay degmada Kaxda waxaa waxyeello kusoo gaartay dad rayid aah iyo dhismaha Saldhigga Degmadaas, Ciidamada ayaa sameeyay howlgallo ka dhan ah kooxaha weerarka soo qaaday\u201d ayuu yiri afhayeenka ciidamada booliiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday weerar kale oo ka dhacay xaafada lagu magacaabo Daarusalaam oo isna ku billowday qarax culus, wuxuuna tilmaamay inay ku dhinteen, kuna dhaawacmeen askar iyo dad kale oo shacab ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka booliska ayaa xaqiijiyey in dadka dhintay ay ku jiraan laba gabdho oo yar yar ah, askar ka tirsan ciidamada booliska iyo kuwa milatariga Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDaarusalaam weerarka ka dhacay waxa ay waxyeello kasoo gaartay ilaa 16 ruux oo Shacab ah oo dhaawac soo gaaray, waxaana u xannuun badan ilaahaye ha u naxariistee labo Gabdhood oo yar, saddex Askari oo Booliis, Miliatari iyo kooxaha ka shaqeeya nabad-galyada ayaa waxyeello ku gaartay\u201d ayuu sii raaciyey hadalkiisa.<\/p>\n<p>Dhanka kale Al-Shabaab ayaa guullo ka sheegatay weeraradan, waxaana ay shaacisay inay khasaare ku gaarsiisay askar ka tirsan dowladda, ayna kusoo furatay hub iyo gaadiid.<\/p>\n<p>Weeraradan oo dhacay xilli saq-dhexe habeen ah ayaa kusoo aadaya, xilli magaalada Muqdisho ay ka socoto doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F948520252474400%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cWeerarka ka dhacay degmada Kaxda waxaa waxyeello kusoo gaartay dad rayid aah iyo dhismaha Saldhigga Degmadaas, Ciidamada ayaa sameeyay howlgallo ka dhan ah kooxaha weerarka soo qaaday\u201d ayuu yiri afhayeenka ciidamada booliiska Soomaaliya. Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday weerar kale oo ka dhacay xaafada lagu magacaabo Daarusalaam oo isna ku billowday qarax culus, wuxuuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167375,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u201cWeerarka ka dhacay degmada Kaxda waxaa waxyeello kusoo gaartay dad rayid aah iyo dhismaha Saldhigga Degmadaas, Ciidamada ayaa sameeyay howlgallo ka dhan ah kooxaha weerarka soo qaaday\u201d ayuu yiri afhayeenka ciidamada booliiska Soomaaliya. Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday weerar kale oo ka dhacay xaafada lagu magacaabo Daarusalaam oo isna ku billowday qarax culus, wuxuuna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-16T08:56:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-16T08:56:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-1024x683.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26.png\",\"datePublished\":\"2022-02-16T08:56:38+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-16T08:56:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26.png\",\"width\":1586,\"height\":1058},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"\u201cWeerarka ka dhacay degmada Kaxda waxaa waxyeello kusoo gaartay dad rayid aah iyo dhismaha Saldhigga Degmadaas, Ciidamada ayaa sameeyay howlgallo ka dhan ah kooxaha weerarka soo qaaday\u201d ayuu yiri afhayeenka ciidamada booliiska Soomaaliya. Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday weerar kale oo ka dhacay xaafada lagu magacaabo Daarusalaam oo isna ku billowday qarax culus, wuxuuna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-16T08:56:38+00:00","article_modified_time":"2022-02-16T08:56:59+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26-1024x683.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26.png","datePublished":"2022-02-16T08:56:38+00:00","dateModified":"2022-02-16T08:56:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Screenshot-2022-02-16-at-08.53.26.png","width":1586,"height":1058},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-booliiska-oo-kahadlay-khasaaraha-ka-dhashay-weeraro-xalay-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Afhayeenka Booliiska oo kahadlay khasaaraha weeraro Xalay ka dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167371"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167371"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167377,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167371\/revisions\/167377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167375"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}