{"id":167414,"date":"2022-02-17T12:21:18","date_gmt":"2022-02-17T09:21:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167414"},"modified":"2022-02-17T12:21:18","modified_gmt":"2022-02-17T09:21:18","slug":"daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167416\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"357\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii Qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Geelle Cilmi oo maalin ka hor iska casilay xilkaas ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, isagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inuu iska casilo xilkaas.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdinaasir ayaa aad u eedeeyey madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor, isagoo sheegay in is-casilaadiisu ay salka ku heyso kursiga golaha shacabka ee beeshiisa ee Hop#147 oo Madaxweyne Qoor Qoor uu la rabo Mahad Salaad.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Qoor Qoor waan la fariistay oo waxaan ku iri madaxweyne tolkeyga ka daa sida aad ula dhaqmeyso, sida aad u maamuleyso kursiga Hop#147 ayeysan dhibaato ka dhex abuurin beesha aan ku metelo Galmudug, sidoo kale dadkeyga dowladnimada ha nacsiin ee u madax baney masiirkooda,\u201d ayuu yiri Wasiir Cabdinaasir Geelle.<\/p>\n<p>Geelle ayaa intaas ku sii daray in Qoor Qoor uu ugu jawaabay inuu bixiyey kursigaas, \u201cKursigaas nin ayaan siiyey, waana ku soo bixi doonaa ninkaas ayuu igu yiri Qoor Qoor.\u201d<\/p>\n<p>Intaas kadib waxa uu sheegay inuu go\u2019aansaday inuu ka tanaasulo tartanka kursigaas, sidoo kalena uu iska casilo xilkii wasiirka qorsheynta Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdinaasir Geelle ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ku tilmaamay nin aan rajo dambe ka leheyn wanaaga dowladnimada Galmudug, isagoo sheegay in aysan jirin cid uu heshiis la yahay ama uu talo ka qaadanayo, isagoo ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta hoggaan xumo uu sheegay inay ka jirto Galmudug.<\/p>\n<p>kursiga uu ka dhashay khilaafka Qoor Qoor iyo wasiirkiisii qorsheynta Cabdinaasir Geelle ee Hop#147 ayaa loo xiray Mahad Salaad oo horay ugu fadhiyey, waxaana laga hor istaagay musharaxiin badan inay u tartamaan, iyadoo galabta shahaadadii musharaxnimada la siiyey Mahad Salaad oo la doonayo Khamiista berri.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdinasir.elmi.9%2Fvideos%2F477299643895294%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii Qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Geelle Cilmi oo maalin ka hor iska casilay xilkaas ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, isagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inuu iska casilo xilkaas. Wasiir Cabdinaasir ayaa aad u eedeeyey madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor, isagoo sheegay in is-casilaadiisu ay salka ku heyso kursiga golaha shacabka ee beeshiisa ee Hop#147 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii Qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Geelle Cilmi oo maalin ka hor iska casilay xilkaas ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, isagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inuu iska casilo xilkaas. Wasiir Cabdinaasir ayaa aad u eedeeyey madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor, isagoo sheegay in is-casilaadiisu ay salka ku heyso kursiga golaha shacabka ee beeshiisa ee Hop#147 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-17T09:21:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"357\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-17T09:21:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg\",\"width\":634,\"height\":357},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor - Wardoon","og_description":"Wasiirkii Qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Geelle Cilmi oo maalin ka hor iska casilay xilkaas ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, isagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inuu iska casilo xilkaas. Wasiir Cabdinaasir ayaa aad u eedeeyey madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor, isagoo sheegay in is-casilaadiisu ay salka ku heyso kursiga golaha shacabka ee beeshiisa ee Hop#147 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-17T09:21:18+00:00","og_image":[{"width":634,"height":357,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/","name":"DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg","datePublished":"2022-02-17T09:21:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/1575302495-19462028175de5355f29ebb-Dhuusamareeb5.jpeg","width":634,"height":357},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirkii-qorsheynta-galmudug-oo-weeraray-qoorqoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiirkii Qorsheynta Galmudug oo weeraray QoorQoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167414"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167417,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167414\/revisions\/167417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167416"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}