{"id":167422,"date":"2022-02-18T11:53:55","date_gmt":"2022-02-18T08:53:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167422"},"modified":"2022-02-18T11:53:55","modified_gmt":"2022-02-18T08:53:55","slug":"daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167426\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355-300x199.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355-634x420.jpeg 634w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo doorashooyinka kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka waqtiga loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo ay ka harsan tahay 7 maalmood oo qura ayaa afhayeenka guddiga doorashooyinka dalka waxuu sheegay iney ka go&#8217;an tahay in doorashada waqtigeeda kusoo gabagabeyn doonaan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay qabashada doorashada 16-ka kursi ee ku diiwaangashan in lagu qabto Magaalada Garbahaarey xarunta Gobolka Gedo oo ay dhawaan shaaciyeen maamulka Jubbaland ineysan suurtagal aheyn in doorasho ka dhacdo magaalada Garbahaareey.<\/p>\n<p>Afhayeen Axmed Safiina oo wareysi siiyay BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in dooda ka taagan kuraasta taala gobolka Gedo ay tahay mid siyaasadeed oo qayb ka ah caqabadaha dib u dhigay doorashooyinka dalka balse guddiga uusan wax hakad ah u gali doonin sii qadida howlaha doorashada dalka.<\/p>\n<p>\u201cCaqabada ka jirta Garbahaareey waa caqabad siyaasadeed, doorashadana waxa halkaa soo gaarsiiyay khilaafka siyaaaadeed ee jira, waxa aad ogeydeeen shirarkii Dhuusamareeb 1, 2 iyo 3 qaar ay fashilmeen qaarna ay guleysteen, khilaafka ugu weyna waxa uu ka taagnaa kuraastka lagu soo dooranayo ilaa haddana xal siyaasadeed oo dhameystiran lagama gaarin welina waa lagu kala aragti duwan yahay\u201d ayuu yiri Afhayeenka Guddiga Doorashada Axmed Safiina.<\/p>\n<p>Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa ka kooban 275 xubnood, waxaana la doortay ilaa hada 153 Xildhibaan oo u dhiganta 55%, waxaana dhiman doorashada 122 Xildhibaan, iyadoo 25-ka Febaraayo 2022 ay tahay mudada ugu dambeysa ee Golaha Wadatashiga qaranka u qabtay in lagu soo gabagabeeyo doorashada kuraasta Baarlamaanka cusub ee dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2VZdw0_YcDI\" width=\"910\" height=\"512\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo doorashooyinka kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka waqtiga loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo ay ka harsan tahay 7 maalmood oo qura ayaa afhayeenka guddiga doorashooyinka dalka waxuu sheegay iney ka go&#8217;an tahay in doorashada waqtigeeda kusoo gabagabeyn doonaan. Afhayeenka Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167426,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo doorashooyinka kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka waqtiga loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo ay ka harsan tahay 7 maalmood oo qura ayaa afhayeenka guddiga doorashooyinka dalka waxuu sheegay iney ka go&#8217;an tahay in doorashada waqtigeeda kusoo gabagabeyn doonaan. Afhayeenka Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-18T08:53:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"437\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/\",\"name\":\"DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-18T08:53:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg\",\"width\":660,\"height\":437},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey - Wardoon","og_description":"Iyadoo doorashooyinka kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka waqtiga loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo ay ka harsan tahay 7 maalmood oo qura ayaa afhayeenka guddiga doorashooyinka dalka waxuu sheegay iney ka go&#8217;an tahay in doorashada waqtigeeda kusoo gabagabeyn doonaan. Afhayeenka Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-18T08:53:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":437,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/","name":"DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg","datePublished":"2022-02-18T08:53:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807508171715355.jpeg","width":660,"height":437},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-doorashada-loo-hakin-doonin-arrinta-garbahaareey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Doorashada loo hakin doonin arrinta Garbahaareey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167422"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167422"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167427,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167422\/revisions\/167427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167426"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}