{"id":167428,"date":"2022-02-18T11:56:46","date_gmt":"2022-02-18T08:56:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167428"},"modified":"2022-02-18T11:56:46","modified_gmt":"2022-02-18T08:56:46","slug":"guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167429\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807416211896610.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807416211896610.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807416211896610-300x167.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa war rasmi ah kasoo saaray qoraalo lagu jahwareeraray oo saacadahii ugu dambeeyay qabsaday baraha bulshada, kuwaas oo kala sheegayay in la hakiyay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 086 iyo ineysan jirin wax hakin ah oo lagu daabacay bogga guddiga doorashada iyo qaar ka mid ah bogaga Warbaahinta qaranka.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in warqadda kasoo baxday guddiga heer federal ay tahay mid been abuur ah, islamarkaana aysan jirin cabasho kasoo gaartay kursiga nambarkiksu yahay HOP 086.<\/p>\n<p>\u201cKaddib markii Guddiga maamulka doorashada Hirshabelle GMDHDX iyo dhammaan wakiillada Guddiyada heer Federal iyo Xalinta Khilaafaadka arkeen warqad lagu baahiyay baraha bulshada ee faraysay in la hakiyo Kursiga HOP#086 oo aan wadan wax faahfaahin ah iyo sababo lagu hakin karo kursi qabashadiisa la shaaciyay, Guddiga Doorashada HirShabelle asagoo gudanaya waajibaadkiisa Qaran iyo heshiisyadii Madasha wadatashiga qaran iyo dhammaan habraacyadii doorashada dalka waxa ay idiin xaqiijinayaan in guddigu uusan soo gaarin wax cabasha ah ee ka timid kursiga kor ku xusan,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka guddiga kasoo baxay guddiga doorashada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa sidoo kale lagu sheegay in guddiga uu sii dardargalinaayo qabashada kuraasta jadwalkooda ay horay usoo saareen uu ka mid yahay HOP 086 oo ay tilmaameen ineysan jirin sabab loo hakiyo kursigaas oo ay sheegeen in la xaqiijiyay odayaasha dhaqanka ee soo xulaya oo uu ku jiro odaygii saxiixa u ahaay doorashadii 2016.<\/p>\n<p>Qoraalkan kasoo baxay guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa imaanaya xili xalay bogga guddiga doorashada heer Fedaraal markii hore lagu soo daabacay qoraal muujinaayay in la hakiyay qabashada doorashada kursiga HOP 086, kadib cabasho ka timid, inkastoo daqiiqado kooban gudaheed warqadaasi laga saaray bogga, islamarkaana lagu soo badalay mid kale oo sheegaysa in warqadii hore ay tahay been abuur oo aysan jirin wax hakad ah oo kursiga guddiga doorashada heer Fedaraal uu galiyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167430\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807415615013883.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"935\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807415615013883.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807415615013883-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022218637807415615013883-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa war rasmi ah kasoo saaray qoraalo lagu jahwareeraray oo saacadahii ugu dambeeyay qabsaday baraha bulshada, kuwaas oo kala sheegayay in la hakiyay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 086 iyo ineysan jirin wax hakin ah oo lagu daabacay bogga guddiga doorashada iyo qaar ka mid ah bogaga Warbaahinta qaranka. War qoraal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa war rasmi ah kasoo saaray qoraalo lagu jahwareeraray oo saacadahii ugu dambeeyay qabsaday baraha bulshada, kuwaas oo kala sheegayay in la hakiyay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 086 iyo ineysan jirin wax hakin ah oo lagu daabacay bogga guddiga doorashada iyo qaar ka mid ah bogaga Warbaahinta qaranka. War qoraal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-18T08:56:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HIRSHABELE.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"691\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"389\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/\",\"name\":\"Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HIRSHABELE.jpg\",\"datePublished\":\"2022-02-18T08:56:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HIRSHABELE.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HIRSHABELE.jpg\",\"width\":691,\"height\":389},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086 - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa war rasmi ah kasoo saaray qoraalo lagu jahwareeraray oo saacadahii ugu dambeeyay qabsaday baraha bulshada, kuwaas oo kala sheegayay in la hakiyay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 086 iyo ineysan jirin wax hakin ah oo lagu daabacay bogga guddiga doorashada iyo qaar ka mid ah bogaga Warbaahinta qaranka. War qoraal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-18T08:56:46+00:00","og_image":[{"width":691,"height":389,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HIRSHABELE.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/","name":"Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HIRSHABELE.jpg","datePublished":"2022-02-18T08:56:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HIRSHABELE.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HIRSHABELE.jpg","width":691,"height":389},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-hirshabeelle-oo-sheegayay-inay-dhacayso-soorashada-kursiga-hop-086\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Doorashada Hirshabeelle oo sheegayay inay dhacayso soorashada kursiga HOP 086"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167428"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167428"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167431,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167428\/revisions\/167431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123868"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}