{"id":167437,"date":"2022-02-19T13:50:10","date_gmt":"2022-02-19T10:50:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167437"},"modified":"2022-02-19T13:50:10","modified_gmt":"2022-02-19T10:50:10","slug":"qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/","title":{"rendered":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167438\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506-300x163.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Qaraxaan oo ahaa mid uu fuliyay ruux la sheegay inuu isku soo xiray Jaakada waxyaabaha qarxa oo ka dhacay gudaha Maqaayadda lagu magacaabo Xasan dhiif oo ku taala dhabarka dambe ee xarnta maamulka gobolka ayaa geystay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa mid aad\u00a0 xoogan ayaa jugtiisa laga maqlay guud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne, waxaana wararka hordhaca ah ee soo baxaya ay sheegayaan ku dhawaad 10 ruux ay ku dhinteen qaraxa, halka dhaawaca uu kor u dhaafayo tobaneeyo ruux.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa dhacay xili la sheegay in gudaha maqaayada ay ku sugnayeen dadweyne fara badan oo isug jiray masuuliyin, Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin, dhalinyaro iyo wariyeyaal.<\/p>\n<p>Dhaawacyada dadka waxyeeladu kasoo gaartay qaraxa ka dhacay gudaha maqaayada Xasan Dhiif ayaa la geeyay Isbitaalka guud ee magaalada Baledweyne, waxaana goobta qaraxa ka dhacay gaaray ciidamo fara badan oo isugu jira Booliis iyo Militari, kuwaas oo xiray agagaarka maqayaada baaritaanana ka bilaabay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaan oo ahaa mid uu fuliyay ruux la sheegay inuu isku soo xiray Jaakada waxyaabaha qarxa oo ka dhacay gudaha Maqaayadda lagu magacaabo Xasan dhiif oo ku taala dhabarka dambe ee xarnta maamulka gobolka ayaa geystay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa mid aad\u00a0 xoogan ayaa jugtiisa laga maqlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167438,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaraxaan oo ahaa mid uu fuliyay ruux la sheegay inuu isku soo xiray Jaakada waxyaabaha qarxa oo ka dhacay gudaha Maqaayadda lagu magacaabo Xasan dhiif oo ku taala dhabarka dambe ee xarnta maamulka gobolka ayaa geystay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa mid aad\u00a0 xoogan ayaa jugtiisa laga maqlay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-19T10:50:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/\",\"name\":\"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-19T10:50:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg\",\"width\":660,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne - Wardoon","og_description":"Qaraxaan oo ahaa mid uu fuliyay ruux la sheegay inuu isku soo xiray Jaakada waxyaabaha qarxa oo ka dhacay gudaha Maqaayadda lagu magacaabo Xasan dhiif oo ku taala dhabarka dambe ee xarnta maamulka gobolka ayaa geystay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa mid aad\u00a0 xoogan ayaa jugtiisa laga maqlay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-19T10:50:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/","name":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg","datePublished":"2022-02-19T10:50:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2022219637808443525458506.jpeg","width":660,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goordhaw-ka-dhacay-baledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Baledweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167437"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167437"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167439,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167437\/revisions\/167439"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167438"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}