{"id":167493,"date":"2022-02-20T13:50:46","date_gmt":"2022-02-20T10:50:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167493"},"modified":"2022-02-20T13:50:46","modified_gmt":"2022-02-20T10:50:46","slug":"guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167495\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"320\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka ku shaqeynayey, kuna soo gudbinayey Warbixinada.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Federaalka, kuna saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddigaas Muuse Geelle Yuusuf ayaa waxaa lagu sheegay in lagala wareegay barihii uu lahaa sida: Website-ka, Bogga Facebook iyo Twitter-ka.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa xusay in tallaabada lagula wareegay dhammaan barihii Bulshada Guddiga ay muujineyso mas\u2019uuliyad darrada iyo carqaladeynta lagu haayo doorashada, iyagoona caddeeyay in haatan wixii ka dambeeya in waxa laga soo qoro Guddiga ay waxba kama jiraan yihiin.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa tilmaamay in xogaha doorashada ay ku soo gudbin doonaan shirar Jaraa\u2019id oo lagula hadlayo warbaahinta iyo wareysiyo, mana shaacin Guddiga cidda la wareegtay barihii Bulshada ee Guddiga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167494\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/War-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"642\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/War-1.jpeg 642w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/War-1-188x300.jpeg 188w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/War-1-263x420.jpeg 263w\" sizes=\"(max-width: 642px) 100vw, 642px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka ku shaqeynayey, kuna soo gudbinayey Warbixinada. Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Federaalka, kuna saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddigaas Muuse Geelle Yuusuf ayaa waxaa lagu sheegay in lagala wareegay barihii uu lahaa sida: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka ku shaqeynayey, kuna soo gudbinayey Warbixinada. Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Federaalka, kuna saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddigaas Muuse Geelle Yuusuf ayaa waxaa lagu sheegay in lagala wareegay barihii uu lahaa sida: [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-20T10:50:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/\",\"name\":\"Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-20T10:50:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg\",\"width\":480,\"height\":320},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka ku shaqeynayey, kuna soo gudbinayey Warbixinada. Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada Federaalka, kuna saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddigaas Muuse Geelle Yuusuf ayaa waxaa lagu sheegay in lagala wareegay barihii uu lahaa sida: [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-20T10:50:46+00:00","og_image":[{"width":480,"height":320,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/","name":"Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg","datePublished":"2022-02-20T10:50:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Muuse-Geelle-Yuusuf-Guddiga-doorashada.jpeg","width":480,"height":320},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-sheegay-in-lajabsaday-dhamaan-baraha-bulshada-ay-lahaayeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in lajabsaday dhamaan baraha bulshada ay lahaayeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167493"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167496,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167493\/revisions\/167496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167495"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}