{"id":167561,"date":"2022-02-22T18:34:38","date_gmt":"2022-02-22T15:34:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167561"},"modified":"2022-02-22T18:34:38","modified_gmt":"2022-02-22T15:34:38","slug":"wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/","title":{"rendered":"Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167562\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg 780w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735-300x156.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735-768x399.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735-696x361.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa saacadihii lasoo dhaafay isa soo tarayay wararka sheegaya in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdullaahi Cartan, oo ah isimka guud ee Beesha Dubeys \u2013 Warsangeli uu go\u2019aamiyay in jifida Wasiirka Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan laga wareejiyo kursiga HOP#169.<\/p>\n<p>ilo xog-ogaal ah ayaa ayaa inoo sheegay go\u2019aan kasoo baxay Suldaan Maxamed oo ku aadan kursiga HOP#169, kaas oo uu ku fadhiyay Wasiir Jamaal.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyadan ayaa inoo sheegay inay macquul tahay, lana rajeynayo in go\u2019aankan uu gaaro, maadama uu jiro dadaal muddo soo socday oo ay waddo Madaxtooyada Puntland, oo ku aadan in Jamaal Maxamed Xasan la dhaafiyo kursiga, iyadoo la adeegsanayo qalinka Suldaanka beelaha Dubeys.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Puntland ayaa kursiga Wasiir Jamaal uu ku fadhiyay sanadihii tagay la dooneysa nin lagu magacaabo Cali Mahdi Maxamed Qalato, kaas oo kasoo jeeda jifida Reer Maxamed Cumar oo ah kursiga la sheegay in Suldaan Maxamed uu u xirayo kursiga.<\/p>\n<p>Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Qorsheynta XFS ayaa ku sugan maalmo magaalada Boosaaso oo lagu dooran doono maalmaha soo socda 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS, wallow rajadiisu ay aad u hooseyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saacadihii lasoo dhaafay isa soo tarayay wararka sheegaya in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdullaahi Cartan, oo ah isimka guud ee Beesha Dubeys \u2013 Warsangeli uu go\u2019aamiyay in jifida Wasiirka Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan laga wareejiyo kursiga HOP#169. ilo xog-ogaal ah ayaa ayaa inoo sheegay go\u2019aan kasoo baxay Suldaan Maxamed oo ku aadan kursiga HOP#169, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167562,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saacadihii lasoo dhaafay isa soo tarayay wararka sheegaya in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdullaahi Cartan, oo ah isimka guud ee Beesha Dubeys \u2013 Warsangeli uu go\u2019aamiyay in jifida Wasiirka Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan laga wareejiyo kursiga HOP#169. ilo xog-ogaal ah ayaa ayaa inoo sheegay go\u2019aan kasoo baxay Suldaan Maxamed oo ku aadan kursiga HOP#169, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-22T15:34:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/\",\"name\":\"Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-22T15:34:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg\",\"width\":780,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169 - Wardoon","og_description":"Waxaa saacadihii lasoo dhaafay isa soo tarayay wararka sheegaya in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdullaahi Cartan, oo ah isimka guud ee Beesha Dubeys \u2013 Warsangeli uu go\u2019aamiyay in jifida Wasiirka Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan laga wareejiyo kursiga HOP#169. ilo xog-ogaal ah ayaa ayaa inoo sheegay go\u2019aan kasoo baxay Suldaan Maxamed oo ku aadan kursiga HOP#169, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-22T15:34:38+00:00","og_image":[{"width":780,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/","name":"Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg","datePublished":"2022-02-22T15:34:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1605666018735.jpeg","width":780,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jamaal-iyo-jifadiisa-oo-ladhaafiyay-kursiga-hop169\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Jamaal iyo jifadiisa oo ladhaafiyay kursiga HOP#169"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167561"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167563,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167561\/revisions\/167563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167562"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}