{"id":167568,"date":"2022-02-23T12:26:25","date_gmt":"2022-02-23T09:26:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167568"},"modified":"2022-02-23T12:26:25","modified_gmt":"2022-02-23T09:26:25","slug":"xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/","title":{"rendered":"Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bashiir Askar Xuseen ayaa maalintii shalay oo talaado aheyd ku geeriyooday dalka Hindiya oo muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanayey halkaas.<\/p>\n<p>Geerida ku timid Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas\u2019uuliyiin kale oo kamid ah Puntland, waxaana la sheegay in Xildhibaanka uu muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa dalka Hindiya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo Qoraal soo saaray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Bashiir Askar Xuseen oo kamid ahaa Baarlamaanka Puntland, wuxuuna Alle uga baryey inuu Janada ka waraabiyo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si gaar ah ugu tacsiyadeynayaa qoyskii iyo eheladii Allaha u naxariistee Marxuum Bashiir Askar, sidoo kalena waxaa Eebe uga baryayaa Marxuumka inuu Jannadii Firdowsa ka waraabiyo\u201d ayuu yiri Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ka hadlaayay geerida Xildhibaanka dhintay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bashiir Askar Xuseen ayaa maalintii shalay oo talaado aheyd ku geeriyooday dalka Hindiya oo muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanayey halkaas. Geerida ku timid Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas\u2019uuliyiin kale oo kamid ah Puntland, waxaana la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167569,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bashiir Askar Xuseen ayaa maalintii shalay oo talaado aheyd ku geeriyooday dalka Hindiya oo muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanayey halkaas. Geerida ku timid Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas\u2019uuliyiin kale oo kamid ah Puntland, waxaana la sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-23T09:26:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/download-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/\",\"name\":\"Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/download-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-02-23T09:26:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/download-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/download-1.jpeg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday - Wardoon","og_description":"Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bashiir Askar Xuseen ayaa maalintii shalay oo talaado aheyd ku geeriyooday dalka Hindiya oo muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanayey halkaas. Geerida ku timid Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo Mas\u2019uuliyiin kale oo kamid ah Puntland, waxaana la sheegay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-23T09:26:25+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/download-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/","name":"Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/download-1.jpeg","datePublished":"2022-02-23T09:26:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/download-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/download-1.jpeg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-kamid-ah-baarlamaanka-puntland-oo-geeryooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka Puntland oo geeryooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167568"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167570,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167568\/revisions\/167570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167569"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}