{"id":167620,"date":"2022-02-25T12:55:53","date_gmt":"2022-02-25T09:55:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167620"},"modified":"2022-02-25T13:06:59","modified_gmt":"2022-02-25T10:06:59","slug":"xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/","title":{"rendered":"Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta oo jimco ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka dhacday doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Beelaha Banaadiriga ee Baarlamaanka 11-aad.<\/p>\n<p>Doorashadan oo shan kursi aheyd ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan Guddiyada doorashada\u00a0 heer Federaal iyo kuwa xallinta Khilaafka, waxaana doorashada qabsoontay, iyada oo xal laga gaaray khilaaf ka dhashay kuraasta qaarkood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop#266 ayaa waxaa ku guuleystay oo kusoo baxay Guddoomiyihii hore ee degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir Cumar Shariif Maxamed (Jeeg),<strong>(Beesha Moorsho)<\/strong>\u00a0 waxaana hore ugu fadhiday Biibi Khaliif Maxamed.<\/p>\n<p>Kursiga Hop#034 ayaa waxaa ku soo baxday Khadiijo Maxamed oo loo yaqaano Al-Maqsuumi\u00a0 <strong>(Beesha Reer Shiikh)<\/strong>\u00a0oo ah Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya ee Pakistaan, waxaana kursigaan horey ugu fadhiyey Khaalid Macoow Cabduqaadir.<\/p>\n<p>Doorashada kursiga tirsigiisu yahay ayaa waxaa ku guuleystay Cabdiraxmaan Cabduqaadir Cadde, <strong>(Beesha Shaashi)<\/strong> iyadoona dhowrkii sanno ee lasoo dhaafay uu ku fadhiyey Jeylaani Nuur Iikar,<\/p>\n<p>kursiga Hop#084 ayaa waxaa kusoo baxay Taliye ku-xigeenkii Booliska Gobolkaan Banaadir Maxamuud Cabduqaadir Xaaji Jeego <strong>(Beesha Bandhabow)<\/strong><\/p>\n<p>Doorashada kursiga ugu dambeeyay ee Beelaha Banaadiriga ee Maanta la qabtay Hop#265 ayaa waxaa kusoo baxay Maxamed Nuur Abuukar, waxaana kursigaas afartii sanno ee lasoo dhaafay ku fadhiyey Shariif Maxamed Cumar<\/p>\n<p>Gebi ahaan waxaa Maanta sidaas lagu qabtay doorashada shanta kursi ee Golaha Shacabka ee Beelaha Banaadiriga, waxaana la xaliyey khilaaf ka dhashay doorashada oo sababay in markii hore la joojiyo, balse markii dambe la fasaxay doorashadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta oo jimco ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka dhacday doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Beelaha Banaadiriga ee Baarlamaanka 11-aad. Doorashadan oo shan kursi aheyd ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan Guddiyada doorashada\u00a0 heer Federaal iyo kuwa xallinta Khilaafka, waxaana doorashada qabsoontay, iyada oo xal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Maanta oo jimco ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka dhacday doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Beelaha Banaadiriga ee Baarlamaanka 11-aad. Doorashadan oo shan kursi aheyd ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan Guddiyada doorashada\u00a0 heer Federaal iyo kuwa xallinta Khilaafka, waxaana doorashada qabsoontay, iyada oo xal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-02-25T09:55:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-02-25T10:06:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/\",\"name\":\"Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"datePublished\":\"2022-02-25T09:55:53+00:00\",\"dateModified\":\"2022-02-25T10:06:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":696},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay - Wardoon","og_description":"Waxaa Maanta oo jimco ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka dhacday doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Beelaha Banaadiriga ee Baarlamaanka 11-aad. Doorashadan oo shan kursi aheyd ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan Guddiyada doorashada\u00a0 heer Federaal iyo kuwa xallinta Khilaafka, waxaana doorashada qabsoontay, iyada oo xal [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-02-25T09:55:53+00:00","article_modified_time":"2022-02-25T10:06:59+00:00","og_image":[{"width":696,"height":696,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/","name":"Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","datePublished":"2022-02-25T09:55:53+00:00","dateModified":"2022-02-25T10:06:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","width":696,"height":696},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-beelaha-banadiriga-oo-muqdisho-lagu-doortay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanadii beelaha Banadiriga oo muqdisho lagu doortay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167620"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167620"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167623,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167620\/revisions\/167623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154916"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}