{"id":167772,"date":"2022-03-02T12:31:16","date_gmt":"2022-03-02T09:31:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167772"},"modified":"2022-03-02T17:27:22","modified_gmt":"2022-03-02T14:27:22","slug":"daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda Gedo iyo tallaabadii uu qaaday ra\u2019iisul wasaaraha dalka oo guddi u xil-saaray doorashada gobolkaasi.<\/p>\n<p>Axmed Buulle ayaa ka horyimid guddiga uu magacaabay ra\u2019iisul wasaare Rooble ee loo saaray inay ka soo tala bixiyaan in doorasho ay ka dhici karto magaalada Garbahaarey. Guddoomiyaha ayaana ku dooday in doorashadu leedahay sadex guddi oo wada shaqeeya.<\/p>\n<p>\u201cDoorashada saddex guddi ayey leedahay sida sharciga ah waa Duddiga Doorashada ee Heer Federaal, waa Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddiga Heer State sidexdaas waayey guddiyada doorashooyinka,\u201d ayuu ku yiri shirkiisa jaraa\u2019id guddoomiyaha Gedo.<\/p>\n<p>Gareed ayaa sidoo kale su\u2019aal ka keenay doorka guddoomiyaha gudiga oo loo magacaabay Abuukaate Cumar Dhagey, maadaama uusan qayb ka aheyn guddiyada doorashooyinka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad noo soo dirtay ra\u2019iisul wasaare saddexdaas qof aan aheyn ninka la yiraahdo Abuukaate Cumar Dhagey illaa iyo hadda meel uu ka socdo iyo howl uu qabanayo iyo door uu ku leeyahay doorashada ma garaneyno mana na naqaano,\u201d ayuu raaciyey.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray \u201cReer loo diray Cumar Dhagey meeshaas meel ay wax kasoo baxayaan ma aha. Cumar Dhagey dadka reer Gedo waa nin aad u neceb,\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa shaaca ka qaaday in mas\u2019uuliyad darro kasta oo timaada doorashada Garbahaarey inuu qaadayo ra\u2019iisul wasaaraha dalka.<\/p>\n<p>Gedo ayaa waxaa ka taagan murano xoogan oo hareeyey kuraasta taalla Garbahaarey, kadib markii ay Jubbaland ku dhowaadqay in aysan doorasho ka dhici karin halkaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F497516075324199%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda Gedo iyo tallaabadii uu qaaday ra\u2019iisul wasaaraha dalka oo guddi u xil-saaray doorashada gobolkaasi. Axmed Buulle ayaa ka horyimid guddiga uu magacaabay ra\u2019iisul wasaare Rooble ee loo saaray inay ka soo tala bixiyaan in doorasho ay ka dhici [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167772","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda Gedo iyo tallaabadii uu qaaday ra\u2019iisul wasaaraha dalka oo guddi u xil-saaray doorashada gobolkaasi. Axmed Buulle ayaa ka horyimid guddiga uu magacaabay ra\u2019iisul wasaare Rooble ee loo saaray inay ka soo tala bixiyaan in doorasho ay ka dhici [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-02T09:31:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-02T14:27:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-02-at-09.29.38-1024x649.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"649\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-02-at-09.29.38.png\",\"datePublished\":\"2022-03-02T09:31:16+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-02T14:27:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-02-at-09.29.38.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-02-at-09.29.38.png\",\"width\":1672,\"height\":1060},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda Gedo iyo tallaabadii uu qaaday ra\u2019iisul wasaaraha dalka oo guddi u xil-saaray doorashada gobolkaasi. Axmed Buulle ayaa ka horyimid guddiga uu magacaabay ra\u2019iisul wasaare Rooble ee loo saaray inay ka soo tala bixiyaan in doorasho ay ka dhici [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-02T09:31:16+00:00","article_modified_time":"2022-03-02T14:27:22+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":649,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-02-at-09.29.38-1024x649.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/","name":"DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-02-at-09.29.38.png","datePublished":"2022-03-02T09:31:16+00:00","dateModified":"2022-03-02T14:27:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-02-at-09.29.38.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-02-at-09.29.38.png","width":1672,"height":1060},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-gobolka-gedo-oo-diiday-guddigii-rooble-u-magacaabay-qiimeynta-xaaladda-doorasho-ee-garbahaarreey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maamulka Gedo oo diiday guddigii Rooble u magacaabay qiimeynta xaaladda doorasho ee Garbahaarreey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167772"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167772"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167816,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167772\/revisions\/167816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167775"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}