{"id":167920,"date":"2022-03-07T12:18:03","date_gmt":"2022-03-07T09:18:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167920"},"modified":"2022-03-07T12:18:03","modified_gmt":"2022-03-07T09:18:03","slug":"qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167921\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa degmad Dangoroyo iyo tuulada Libaaxo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Askar Ciidan.<\/p>\n<p>Shilkaan ayaa waxaa galay kolonyo galbineysay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, xili uu Madaxweynaha kusii jeeday Magaalada Garoowe, kana yimid dhinaca Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari oo maalmihii dambe ku sugnaa.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay Afar Askari ayaa ku dhintay Shilka oo ahaa ilaalada gaarka ee Madaxweyne Saciid Deni, halka todobo kalena ay dhaawacmeen, waxaana dhaawacyada Askarta durbadii loola cararay isbitaalo ku yaalla Garoowe.<\/p>\n<p>Dad ayaa waxaa ay ku warrameen shilkaan uu si gaar ah uga dhacay dalcadda Karin-dhiig oo u dhexaysa degmad Dangoroyo iyo tuulada Libaaxo oo ka tirsan Gobolka Nugaal, iyadoo gaadiidka kolonyada Madaxweyaha ay ku socdeen xawaare sare.<\/p>\n<p>Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland iyo Saraakiisha Ciidamada Taraafikada oo ku aadan shilkaas sababay khasaaraha Nafeed, wuxuuna Madaxweyne Deni dib ugu laabtay Magaalada Garoowe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa degmad Dangoroyo iyo tuulada Libaaxo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Askar Ciidan. Shilkaan ayaa waxaa galay kolonyo galbineysay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, xili uu Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa degmad Dangoroyo iyo tuulada Libaaxo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Askar Ciidan. Shilkaan ayaa waxaa galay kolonyo galbineysay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, xili uu Madaxweynaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-07T09:18:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/\",\"name\":\"Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-07T09:18:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno inta u dhexeeysa degmad Dangoroyo iyo tuulada Libaaxo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay shil sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Askar Ciidan. Shilkaan ayaa waxaa galay kolonyo galbineysay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, xili uu Madaxweynaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-07T09:18:03+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/","name":"Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-03-07T09:18:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sh-1-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-ilaalada-gaarka-ee-deni-oo-shil-gaari-kudhintay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar kamid ah ilaalada gaarka ee Deni Oo Shil gaari kudhintay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167920"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167922,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167920\/revisions\/167922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167921"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}