{"id":167930,"date":"2022-03-07T16:16:23","date_gmt":"2022-03-07T13:16:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167930"},"modified":"2022-03-07T16:22:35","modified_gmt":"2022-03-07T13:22:35","slug":"daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa shirkadaha Diyaaradaha ee dalka uga digay in magaalada Garbahaarey usoo qaadaan guddiga qiimeynta xaaladda magaalada Gabahaarey uu dhawwaan magacaabay Ra\u2019isul Wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Masuliiyin katirsan maamulka Garbahaarey oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaaladasai ayaa sharci daro ku tilmaamay guddiga Rooble magacaabay, waxa ayna uga digeen in ay yimaadaan xarunta gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Guddoomiye kuxigeenada maamulka degmada Garbahaarey ayaa sheegay in diyaaradii Garbahaarey keenta guddiga qiimeynta Garbahaarey in ay dib ugu celin doonaan Muqdisho ayna ka qaadi doonaan tallaabo sharci ah.<\/p>\n<p>Aadan Siraad Maxamuud oo kamid ah guddoomiye kuxigeenada maamulka Garbahaarey ayaa sheegay in maamulkooda isla qaateen in ay kahor tagaan in magaalada yimaadaan guddiga Rooble magacaabay uu ku tilmaamay sharci daro.<\/p>\n<p>Waxa uuna si cad u sheegay Aadan Siraad in magaalada Garbahaarey aysan imaan karin guddiga Rooble u magacaabay in qiimeeyaan xaalada Garbahaarey in doorasho ka dhici karto, waxa uuna xusay in kaliya ogol yihiin in magaalada yimaadaan guddiga doorashada.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray maamulka magaalada Garbahaarey ayaa kusoo aadaya xili lagu wado in berri magaaladaasi u duulaan guddiga uu magacaabay Ra\u2019isul Wasaare Rooble, waxaana suurto gal ah in safarkaasi uu dib u dhaco khilaaf jira owgeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F1104404527005577%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa shirkadaha Diyaaradaha ee dalka uga digay in magaalada Garbahaarey usoo qaadaan guddiga qiimeynta xaaladda magaalada Gabahaarey uu dhawwaan magacaabay Ra\u2019isul Wasaare Rooble. Masuliiyin katirsan maamulka Garbahaarey oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaaladasai ayaa sharci daro ku tilmaamay guddiga Rooble magacaabay, waxa ayna uga digeen in ay yimaadaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167931,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa shirkadaha Diyaaradaha ee dalka uga digay in magaalada Garbahaarey usoo qaadaan guddiga qiimeynta xaaladda magaalada Gabahaarey uu dhawwaan magacaabay Ra\u2019isul Wasaare Rooble. Masuliiyin katirsan maamulka Garbahaarey oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaaladasai ayaa sharci daro ku tilmaamay guddiga Rooble magacaabay, waxa ayna uga digeen in ay yimaadaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-07T13:16:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-07T13:22:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-07-at-13.15.00.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1060\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-07-at-13.15.00.png\",\"datePublished\":\"2022-03-07T13:16:23+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-07T13:22:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-07-at-13.15.00.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-07-at-13.15.00.png\",\"width\":1540,\"height\":1060},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo - Wardoon","og_description":"Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa shirkadaha Diyaaradaha ee dalka uga digay in magaalada Garbahaarey usoo qaadaan guddiga qiimeynta xaaladda magaalada Gabahaarey uu dhawwaan magacaabay Ra\u2019isul Wasaare Rooble. Masuliiyin katirsan maamulka Garbahaarey oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaaladasai ayaa sharci daro ku tilmaamay guddiga Rooble magacaabay, waxa ayna uga digeen in ay yimaadaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-07T13:16:23+00:00","article_modified_time":"2022-03-07T13:22:35+00:00","og_image":[{"width":1540,"height":1060,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-07-at-13.15.00.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/","name":"DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-07-at-13.15.00.png","datePublished":"2022-03-07T13:16:23+00:00","dateModified":"2022-03-07T13:22:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-07-at-13.15.00.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screenshot-2022-03-07-at-13.15.00.png","width":1540,"height":1060},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maamulka-garbahaarey-oo-shirkadaha-diyaaradaha-ugu-digay-ineysan-soo-qaadaan-guddiga-qiimeynta-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay inay soo qaadaan guddiga qiimeynta Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167930"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167930"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167935,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167930\/revisions\/167935"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167931"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}