{"id":167965,"date":"2022-03-09T12:17:39","date_gmt":"2022-03-09T09:17:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167965"},"modified":"2022-03-09T12:17:39","modified_gmt":"2022-03-09T09:17:39","slug":"safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/","title":{"rendered":"Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167966\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1-300x195.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1-645x420.jpeg 645w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu waday inuu dib ugu laabto Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas, balse waa uu ka baaqday.<\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in sababta uu Cali Guudlaawe dib ugu laabanayo ay aheyd in xal laga gaari waayey khilaaf soo kala dhex-galay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed.<\/p>\n<p>Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Itoobiya ayaa goorsii horreeysay ee saaka tegay halka uu ku sugan yahay Guudlaawe, si ay ugu galbiyaan Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne, hayeeshee safarkii uu Jowhar ku aadi ahaa ayaa baaqday.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in wada-hadal lagu dhammeeyay khilaafkii la xiriiray doorashada kuraas ka tirsan Golaha\u00a0 Shacabka ee soo kala dhex-galay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Daba-gabeed, kaasi oo maalmo taagnaa.<\/p>\n<p>Si kastaba Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maalintii shalay aheyd ka dhacay dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaasi oo salka ku haayay khilaafka ka dhashay kuraas ka tirsan Golaha Shacabaka\u2026<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu waday inuu dib ugu laabto Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas, balse waa uu ka baaqday. Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in sababta uu Cali Guudlaawe dib ugu laabanayo ay aheyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu waday inuu dib ugu laabto Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas, balse waa uu ka baaqday. Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in sababta uu Cali Guudlaawe dib ugu laabanayo ay aheyd [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-09T09:17:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/\",\"name\":\"Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-09T09:17:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu waday inuu dib ugu laabto Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas, balse waa uu ka baaqday. Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in sababta uu Cali Guudlaawe dib ugu laabanayo ay aheyd [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-09T09:17:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/","name":"Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg","datePublished":"2022-03-09T09:17:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Guud-660x430-1.jpeg","width":660,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safar-uu-guudlaawe-jowhar-dib-ugu-laaban-lahaa-oo-baaqday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safar Uu Guudlaawe Jowhar Dib Ugu Laaban Lahaa oo baaqday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167965"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167967,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167965\/revisions\/167967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167966"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}