{"id":167992,"date":"2022-03-09T17:03:41","date_gmt":"2022-03-09T14:03:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=167992"},"modified":"2022-03-09T17:03:41","modified_gmt":"2022-03-09T14:03:41","slug":"unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/","title":{"rendered":"UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-167993\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa golaha ammaanka kula taliyay in howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya uu joogteeyo heerka ay hadda ku shaqeeyaan illaa dhammaadka sanadkan, sida uu ku sheegay warqad ay heshay wakaaladda wararka ee AFP Talaadadii shalay.<\/p>\n<p>Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa ka kooban 20,000 oo askari, booliis iyo dad rayid ah oo loo xilsaaray in ay taageeraan dowladda Soomaaliya ee dagaalka ay kula jirto Alshabaab.<\/p>\n<p>Hawlgalka AMISOM oo ku eg 31-ka Maarso, balse Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa in 30-ka bishan ay u codeeyaan in lagu beddelo howlgalka cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).<\/p>\n<p>Waraaq Isniintii loo gudbiyay Golaha Ammaanka, ayuu Guterres ku sheegay inuu door biday qorshe si tartiib tartiib ah loo dhimayo howlgalka ATMIS, si loo awooddo loona taageero ciidamada amniga Soomaaliya si ay u qaataan mas\u2019uuliyadda koowaad ee amniga Soomaaliya dhammaadka 2023-ka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ka codsanayaa beesha caalamka inay sii wadaan taageeradooda iyagoo dhaqaale ku filan siinayaa ATMIS iyo ciidamada ammaanka Soomaaliya, iyo sidoo kale in la siiyo awoodo gaar ah,&#8221; ayuu yiri Antonio Guterres, isagoo intaas ku daray inuu uga mahadcelinayo deeqaha ay wada-hawlgalayaasha ka hor bixiyeen amniga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa golaha ammaanka kula taliyay in howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya uu joogteeyo heerka ay hadda ku shaqeeyaan illaa dhammaadka sanadkan, sida uu ku sheegay warqad ay heshay wakaaladda wararka ee AFP Talaadadii shalay. Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa ka kooban 20,000 oo askari, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":167993,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-167992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa golaha ammaanka kula taliyay in howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya uu joogteeyo heerka ay hadda ku shaqeeyaan illaa dhammaadka sanadkan, sida uu ku sheegay warqad ay heshay wakaaladda wararka ee AFP Talaadadii shalay. Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa ka kooban 20,000 oo askari, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-09T14:03:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/\",\"name\":\"UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-09T14:03:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023 - Wardoon","og_description":"Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa golaha ammaanka kula taliyay in howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya uu joogteeyo heerka ay hadda ku shaqeeyaan illaa dhammaadka sanadkan, sida uu ku sheegay warqad ay heshay wakaaladda wararka ee AFP Talaadadii shalay. Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa ka kooban 20,000 oo askari, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-09T14:03:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/","name":"UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg","datePublished":"2022-03-09T14:03:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/202239637824020944128020.jpeg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/unka-oo-ku-baaqday-in-ciidamada-soomaaliya-lagu-wareejiyo-amniga-dalkooda-sannadka-2023\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"UNka oo ku baaqday in ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalkooda sannadka 2023"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167992"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":167994,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167992\/revisions\/167994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/167993"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}