{"id":168052,"date":"2022-03-11T12:46:08","date_gmt":"2022-03-11T09:46:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168052"},"modified":"2022-03-11T12:46:08","modified_gmt":"2022-03-11T09:46:08","slug":"putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/","title":{"rendered":"Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168053\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine.<\/p>\n<p>Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay in 48 waddan oo ay ku tilmaantay \u201ckuwo galay falal saaxiibtinnimada ka baxsan\u201d ay ka mamnuucday qalabka isgaarsiinta, caafimaadka, gaadiidka, beeraha iyo korontada ee uu dalkeeda u dhoofiyo. Xayiraadda ayaa socon doonta tan iyo dhammaadka 2022.<\/p>\n<p>Wasaaradda dhaqaalaha ee Ruushka ayaa sheegtay inay qaadi doonto tallaabooyin dheeraad ah oo ay kamid tahay inay maraakiibta shisheeye ka mamnuucdo dekadaha dalkaas.<\/p>\n<p>Dowladaha Galbeedka ayaa Ruushka saaray cunaqabateyn xooggeedu yahay joojinta iibsiga shidaalka iyo gaaska dalkaas, iyo xayiraadda hantida maalqabeennada waddankaas ee loo arko inay xiriir dhaw la leeyihiin Madaxweyne Vladimir Putin.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Ruushka, Mikhail Mishustin, ayaa sheegay in cunaqabateynta ay saameyn doonto alaabaha ay sameeyaan shirkadaha shisheeye ee fadhigoodu yahay dalkaas, sida gawaarida iyo qalabka tareennada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine. Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay in 48 waddan oo ay ku tilmaantay \u201ckuwo galay falal saaxiibtinnimada ka baxsan\u201d ay ka mamnuucday qalabka isgaarsiinta, caafimaadka, gaadiidka, beeraha iyo korontada ee uu dalkeeda u dhoofiyo. Xayiraadda ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168052","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine. Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay in 48 waddan oo ay ku tilmaantay \u201ckuwo galay falal saaxiibtinnimada ka baxsan\u201d ay ka mamnuucday qalabka isgaarsiinta, caafimaadka, gaadiidka, beeraha iyo korontada ee uu dalkeeda u dhoofiyo. Xayiraadda ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-11T09:46:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/\",\"name\":\"Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-11T09:46:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka - Wardoon","og_description":"Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine. Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay in 48 waddan oo ay ku tilmaantay \u201ckuwo galay falal saaxiibtinnimada ka baxsan\u201d ay ka mamnuucday qalabka isgaarsiinta, caafimaadka, gaadiidka, beeraha iyo korontada ee uu dalkeeda u dhoofiyo. Xayiraadda ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-11T09:46:08+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/","name":"Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-03-11T09:46:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/123425308_c653bda5-8652-450b-84a1-482dbc637017-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-markiisaa-cunaqabateyn-kusoo-rogtay-dalalka-reer-galbeedka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Putin Oo Markiisaa Cunaqabateyn Kusoo Rogtay Dalalka Reer-Galbeedka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168052"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168054,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168052\/revisions\/168054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168053"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}