{"id":168146,"date":"2022-03-13T17:07:47","date_gmt":"2022-03-13T14:07:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168146"},"modified":"2022-03-13T17:07:47","modified_gmt":"2022-03-13T14:07:47","slug":"taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168147\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Allaha u naxariistee waxaa Maanta Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Ismaciil Maxamuud Shidane, kaasi oo loo yaqaanay Guddoomiyaha dhalinyarada Nabad iyo Nolol.<\/p>\n<p>Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Marxuum Ismaciil Maxamuud uu maalmihii dambe ku xanuunsanayey Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho, isla markaana xanuunkii haayay uu Isbitaalka ugu geeriyooday Maanta oo Axad ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dad ku dhow Ehelka Ismaciil Maxamuud ayaa xaqiijiyay geeridiisa, waxaana ka tacsiyeeyay geerida ku timid Ismaciil dadweyne farabadan oo aad u yaqaanay Marxuumka oo ahaa Wiil dhalinyaro ah.<\/p>\n<p>Ismaciil Maxamuud Shidane oo loo yaqaanay Guddoomiyaha dhalinyarada Nabad iyo Nolol ayaa waxaa uu caan ku ahaa inuu baraha Bulshada ku taageeri jiray dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sidoo kalena geli jiray Live Facebook.<\/p>\n<p>Baraha Bulshada ku xiriirto gaar ahaan Facebook ayaa waxaa hareeysay tacsi loo dirayo Marxuum Ismaciil Maxamuud, qoyskiisa iyo Asxaabtii uu ka baxay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa Maanta Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Ismaciil Maxamuud Shidane, kaasi oo loo yaqaanay Guddoomiyaha dhalinyarada Nabad iyo Nolol. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Marxuum Ismaciil Maxamuud uu maalmihii dambe ku xanuunsanayey Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho, isla markaana xanuunkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168147,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha u naxariistee waxaa Maanta Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Ismaciil Maxamuud Shidane, kaasi oo loo yaqaanay Guddoomiyaha dhalinyarada Nabad iyo Nolol. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Marxuum Ismaciil Maxamuud uu maalmihii dambe ku xanuunsanayey Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho, isla markaana xanuunkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-13T14:07:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/\",\"name\":\"Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-13T14:07:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday - Wardoon","og_description":"Allaha u naxariistee waxaa Maanta Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Ismaciil Maxamuud Shidane, kaasi oo loo yaqaanay Guddoomiyaha dhalinyarada Nabad iyo Nolol. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Marxuum Ismaciil Maxamuud uu maalmihii dambe ku xanuunsanayey Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho, isla markaana xanuunkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-13T14:07:47+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/","name":"Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-03-13T14:07:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Capture-7-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taagerihii-ugu-waynaa-ee-nabad-iyo-nolol-ee-baraha-bulshada-oo-maanta-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taagerihii ugu waynaa ee Nabad iyo Nolol ee Baraha Bulshada Oo Maanta Geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168146"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168148,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168146\/revisions\/168148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168147"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}