{"id":168157,"date":"2022-03-14T15:48:42","date_gmt":"2022-03-14T12:48:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168157"},"modified":"2022-03-15T13:44:43","modified_gmt":"2022-03-15T10:44:43","slug":"ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168158\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674-300x191.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka amar qaata guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan inay goordhaw xirteen albaabka laga galo hoolka doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee ku yaala gudaha xerada Lamagalaay ee magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Ciidamada daacada u ah gudoomiye Jeyte ayaa la sheegay iney albaabka hoolka doorashada ay kasoo celiyeen ergada dooran laheyd kursiga HOP004, oo lagu wado in doorashadiisa Maanta ay qabtaan guddiga doorashada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Xirashada ciidamada hubeysan ee hoolka doorashada ayaa imaaneysa xili guddoomiyaha gobolka uu xalay soo saaray amar la xariira inuu hakiyay doorashada kuraasta harsan ee doorashadoodu taalo magaalada Baledweyne, oo uu sheegay guddoomiye Jeyte in sababo amni darteed uu u hakiyay doorashada kuraasta Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee haatan kusoo dhacaya warqabadka Shabakadda HOL ayaa sheegaya in ciidamadii xirtay hoolka doorashada lagu guuleystay in si nabad ah looga saaro hoolka, islamarkaana doorashada halka kursi uu bilaaban doono saacadaha soo socda.<\/p>\n<p>Maalmahii ugu dambeeyay magaalada Baledweyne ayaa wajaheysay xaalad cakirnaan ah oo ka dhalatay doorashada kuraasta Golaha, taasoo ka dhalatay hab maamulka kuraasta oo madaxda sare midna uu doonayo in musharaxiin gaar ah loo xiro kuraasta qaar, halka midna uu doonayo in la furo dhamaan kuraasta harsan ee doorashadoodu tahay magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeOffical%2Fvideos%2F944562672899566%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka amar qaata guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan inay goordhaw xirteen albaabka laga galo hoolka doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee ku yaala gudaha xerada Lamagalaay ee magaalada Baledweyne. Ciidamada daacada u ah gudoomiye Jeyte ayaa la sheegay iney albaabka hoolka doorashada ay kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168158,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168157","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka amar qaata guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan inay goordhaw xirteen albaabka laga galo hoolka doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee ku yaala gudaha xerada Lamagalaay ee magaalada Baledweyne. Ciidamada daacada u ah gudoomiye Jeyte ayaa la sheegay iney albaabka hoolka doorashada ay kasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-14T12:48:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-15T10:44:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-14T12:48:42+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-15T10:44:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg\",\"width\":660,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka amar qaata guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan inay goordhaw xirteen albaabka laga galo hoolka doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee ku yaala gudaha xerada Lamagalaay ee magaalada Baledweyne. Ciidamada daacada u ah gudoomiye Jeyte ayaa la sheegay iney albaabka hoolka doorashada ay kasoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-14T12:48:42+00:00","article_modified_time":"2022-03-15T10:44:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/","name":"DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg","datePublished":"2022-03-14T12:48:42+00:00","dateModified":"2022-03-15T10:44:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828360956573674.jpeg","width":660,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hubeysan-oo-goordhaw-xirtay-hoolka-doorashada-ee-baledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ciidamo hubeysan oo goordhaw xirtay hoolka doorashada ee Baledweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168157"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168157"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168161,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168157\/revisions\/168161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168158"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}