{"id":168189,"date":"2022-03-15T20:56:44","date_gmt":"2022-03-15T17:56:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168189"},"modified":"2022-03-15T20:57:06","modified_gmt":"2022-03-15T17:57:06","slug":"guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166603\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Doorashada-2020-708x437-1.png\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Doorashada-2020-708x437-1.png 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Doorashada-2020-708x437-1-300x185.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Doorashada-2020-708x437-1-356x220.png 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Doorashada-2020-708x437-1-696x430.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Doorashada-2020-708x437-1-680x420.png 680w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n<p>Go\u2019aan kasoo baxay Guddiga Doorashada heer federaal ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday natiijada doorashada Kursiga Hop204 oo doorashadiisa ka dhacday Baydhabo.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa lagu sheegay in natiijada kursigaas aan loo marin hab raac sax ah<\/p>\n<p>\u201cMaadaama kursiga HoP204 aan loo marin habraacii saxda ahaa, waxba iskama beddalin go\u2019aankii hakinta ee ka soo baxay Guddiga, natiijada ka soo baxdayna waa waxba kama jiraan.\u201dayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Guddiga<\/p>\n<p>Guddiga doorashadda heer Federaal ayaa horey u hakiyey doorashadda kursiga HOP204 oo uu ku fadhiyo Wasiirka Gaashaandhiga Somalia C\/qaadir Maxamed Nuur, hase ahaatee waxaa Guddiga doorashada Koonfur galbeed ayaa iska dhega tiray go\u2019aanka guddiga federaalka, iyagoo maanta Baydhabo ku qabtay doorashada kuraas oo u ku jiro kursiga la hakiyey.<\/p>\n<p>Villa Somalia ayaa la sheegay iney culeys ku saartay Madaxweyne Laftagareen in kursiga HOP204 la dhaafiyo Wasiirka Gaashaandhiga oo lagu tiriyo inuu ka mid ahaa xubnihii sida weyn ula saftay RW Rooble markii uu khilaafku soo kala dhex galay isaga isaga iyo Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Go\u2019aan kasoo baxay Guddiga Doorashada heer federaal ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday natiijada doorashada Kursiga Hop204 oo doorashadiisa ka dhacday Baydhabo. Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa lagu sheegay in natiijada kursigaas aan loo marin hab raac sax ah \u201cMaadaama kursiga HoP204 aan loo marin habraacii saxda ahaa, waxba iskama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164829,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168189","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Go\u2019aan kasoo baxay Guddiga Doorashada heer federaal ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday natiijada doorashada Kursiga Hop204 oo doorashadiisa ka dhacday Baydhabo. Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa lagu sheegay in natiijada kursigaas aan loo marin hab raac sax ah \u201cMaadaama kursiga HoP204 aan loo marin habraacii saxda ahaa, waxba iskama [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-15T17:56:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-15T17:57:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Doorashada-2020-708x437-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"708\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"437\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/\",\"name\":\"Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Doorashada-2020-708x437-1.png\",\"datePublished\":\"2022-03-15T17:56:44+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-15T17:57:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Doorashada-2020-708x437-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Doorashada-2020-708x437-1.png\",\"width\":708,\"height\":437},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204 - Wardoon","og_description":"Go\u2019aan kasoo baxay Guddiga Doorashada heer federaal ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday natiijada doorashada Kursiga Hop204 oo doorashadiisa ka dhacday Baydhabo. Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa lagu sheegay in natiijada kursigaas aan loo marin hab raac sax ah \u201cMaadaama kursiga HoP204 aan loo marin habraacii saxda ahaa, waxba iskama [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-15T17:56:44+00:00","article_modified_time":"2022-03-15T17:57:06+00:00","og_image":[{"width":708,"height":437,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Doorashada-2020-708x437-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/","name":"Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Doorashada-2020-708x437-1.png","datePublished":"2022-03-15T17:56:44+00:00","dateModified":"2022-03-15T17:57:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Doorashada-2020-708x437-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Doorashada-2020-708x437-1.png","width":708,"height":437},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-federaalka-oo-waxba-kama-jiraan-kasoqaday-natiijada-kursiga-hop204\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga doorashada federaalka oo waxba kama jiraan kasoqaday natiijada kursiga HOP204"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168189"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168190,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168189\/revisions\/168190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164829"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}