{"id":168231,"date":"2022-03-17T12:34:48","date_gmt":"2022-03-17T09:34:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168231"},"modified":"2022-03-17T12:34:48","modified_gmt":"2022-03-17T09:34:48","slug":"yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/","title":{"rendered":"Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada?"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168232\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Doodo xoog leh iyo heshiisyadii doorashada dib loo akhriyo ayaa ka dhalatay go\u2019aankii ay\u00a0<\/span><span class=\"s1\">Axmed Qoor qoor iyo Cabdicasiis Laftagareen uga hor yimaadeen jadwalka ay soo saareen guddiga doorashooyinka heer federaal, kaas lagu cadeeyey qorshaha soo xareynta xildhibaanada cusub.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Guddiga doorashada ee heer federaal ayaa jadwalkiisa ku cadeeyey waqtiga\u00a0 dhammeystirka doorashada, shahaado-siinta xildhibaannada cusub iyo dhaarinta dhamaan xubnaha labada Aqalka ee baarlamaanka oo la qorsheeyey inay dhacdo 14-ka bisha soocota ee April.\u00a0<\/span><\/p>\n<p>Sidoo kale xafladda dhaarinta xildhibaanada waxaa qabana xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha, sida ku cad jadwalka guddiga heer federaal.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed waxay ka hor yimaadeen jawdalka guddiga, iyagoo ku dooday in jadwaalkaas aan laga talo-gelin, sidoo kale waxay sheegeen in Ra\u2019iisul wasaaraha iyo guddiga doorashada midkoodna uusan awood u laheyn howsha soo xareynta iyo dhaarinta baarlamaanka.<\/p>\n<p>Qodobka 6-aad ee heshiiskii laga gaaray doorashada waxuu dhigayaa,\u00a0<span class=\"s1\">\u201c<strong>Guddigu waxay hubinayaan habraaca ay ku yimaadeen xubnaha ergooyinka doorashada, musharixiinta, iyo ku dhawaaqidda natiijada<\/strong>.\u201d<\/span><\/p>\n<p>Qodobka 14-aad ee heshiiskaas ayaa qoraya, \u201c<span class=\"s1\"><b>Guddigu waxa uu ku dhawaaqayaa natiijada doorashada Golaha Shacabka.\u201d<\/b><\/span><\/p>\n<p><span class=\"s1\">Sidoo kale qodobka 18-aad ee heshiiskaas oo bishii October ay Muqdisho ku saxiixeen madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada waxuu dhigayaa, \u201c<b>Guddigu waxaa uu qaban-qaabinayaa dhaarta Xubnaha Baarlamaanka ee la soo doortay ee Labada Aqal,\u201d<\/b>\u00a0balse intaas waxaa hadda diidan Qoor Qoor iyo Laftagareen.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Falanqeeyayaasha isha ku haya siyaasadda iyo arrimaha doorashooyinka ee Soomaaliya waxay qabaan in diidmada Jadwalka ee labadaas madaxweyne goboleed ay salka ku heyso xurguf ka dhalatay natiijada kuraas lagu doortay Baydhaba iyo Dhuusamareeb oo guddigu uu horay diiday, guddiga ayaa ku dooday in habraacii saxda ahaan aan loo marin doorashadooda.<\/p>\n<p>Qoor Qoor iyo Laftagareen ayaa cuskaday in aysan aqbali doonin wax aysan ku heshiin xubnaha golaha wadatashiga qaranka oo ka kooban Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada, balse waxaa la aaminsan yahay in ujeedkooda ugu weyn uu yahay in guddiga doorashooyinka heer federaal uusan awood u yeelan in xubnaha dooran qaar ay ka reebaan baarlamaanka.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><b>HOOS KA AKHRISO QODOBADA LAGU DHISAY GUDDIGA FEIT iyo waajibaadkiisa:<\/b><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><strong><span class=\"s1\">Qaab-dhismeedka Guddiga:<\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">1. Guddiga Hirgalinta Doorashada ee Heer Federaal ee 2020\/2021, waxay kulan kooda ugu horeeya iska dhex-dooranayaan Guddomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen. Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka waxaa lagu dooranayaa aqlabiyad ah (50%+1) ee xubnaha guud ee guddiga.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">2. Shirarka Guddigu waxay ku qabsoomayaan saddex meelood labo meel ee tirade guud ee Guddiga.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">3. Guddigu waxay go\u2019aanada ku gaarayaan cod hal dheeri ah. Xilalka iyo Waajibaadka Guddiga Hirgalinta Doorashada ee Heer Federaal ee 2020\/20211. Guddiga GHDHF waxa uu mas\u2019uul ka yahay guud ahaan kormeerka hannaanka doorashada iyo xaqiijinta in ay si isku mid ah u dhacdo. Guddiga GHDHF waa hay\u2019adda ugu sarreysa ee kormeerka iyo hagidda hannaanka doorashada ee 2020\/2021.2. Guddigu wuxuu qorsheynayaa isla markaana hagayaa habka Doorashada dalku u dhacayso.3. Guddigu wuxuu dajinayaa miisaaniyadda doorashada wuxuuna u maamulayaa si waafaqsan nidaamka maaliyadeed ee dalka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">4. Guddigu waa in uu ku dhaqmaa habraacyadii la isticmaalay doorashadi 2016, waafajiyaana hannanka doorashada ee 2020\/2021. Sidaa daraaded, habraacyada aan ku caddeyn doorashada 2020\/21, waxaa loola noqonayaa habraacyadii doorashadii 2016ka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">5. Guddigu waxa uu hubinayaa xarumaha loo asteeyey doorashada isagoo kaashanaya Guddiga Maamulka Doorashada ee heer Dowladaha xubnaha ka ah DF.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">6. Guddigu waxay hubinayaan habraaca ay ku yimaadeen xubnaha ergooyinka doorashada, musharixiinta, iyo ku dhawaaqidda natiijada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">7. Guddigu waxay shaqaaleysiinayaan howlwadeenada lagama maarmaanka u ah fulinta howlaha Guddiga.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">8. Guddigu waxa uu daba-galayaa fulinta hannaankii lagu heshiiyey ee qabsoomidda doorashada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">9. Guddigu waxa uu daabacayaa, qaybinayaa waraaqaha codbixinta iyo agabka kale ee muhiimka u ah qabsoomidda doorashada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">10. Guddigu wuxuu kormeerayaa, tababarayaa, kaalmaynayaa, hubinayaana in Guddiyadu ay raaceen habraacyadii iyo hannanka doorashada ee la isku raacay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">11. Guddigu wuxuu sameynayaa anshaxa hab-dhaqanka hannaanka doorashada (Code of Conduct).<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">12. Guddigu waxa uu dhiiri-gelinayaa haweenka in ay u tartamaan, kana qeyb-galaan olalaha doorashada ee labada aqal ee Baarlamaanka Federalka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">13. Guddigu waxa uu ogolaansho siinayaa xubnaha korjoogtada doorashada ee heer caalami iyo kuwa dalkaba.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">14.\u00a0<b>Guddigu waxa uu ku dhawaaqayaa natiijada doorashada Golaha Shacabka.<\/b><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">15.\u00a0<b>Guddigu waxa uu kala wareegayaa Guddiyada heer Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka dhammaan natiijooyinka doorashada ee Labada Aqal oo saxiixan si uu u siiyo shahaadooyinka xubinimada baarlamaanka Federalka.<\/b><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">16.\u00a0<b>Guddigu waxa uu si joogto ah ula wadaagayaa Golaha Wadatashiga Qaranka hadba meesha shaqadu marayso iyo caqabadaha jira.<\/b><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">17.<b>\u00a0Guddigu waxa uu maamulayaa Jadwalka Doorashada<\/b>.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">18.<b>\u00a0Guddigu waxaa uu qaban-qaabinayaa dhaarta Xubnaha Baarlamaanka ee la soo doortay ee Labada Aqal.<\/b><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doodo xoog leh iyo heshiisyadii doorashada dib loo akhriyo ayaa ka dhalatay go\u2019aankii ay\u00a0Axmed Qoor qoor iyo Cabdicasiis Laftagareen uga hor yimaadeen jadwalka ay soo saareen guddiga doorashooyinka heer federaal, kaas lagu cadeeyey qorshaha soo xareynta xildhibaanada cusub. Guddiga doorashada ee heer federaal ayaa jadwalkiisa ku cadeeyey waqtiga\u00a0 dhammeystirka doorashada, shahaado-siinta xildhibaannada cusub iyo dhaarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168232,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Doodo xoog leh iyo heshiisyadii doorashada dib loo akhriyo ayaa ka dhalatay go\u2019aankii ay\u00a0Axmed Qoor qoor iyo Cabdicasiis Laftagareen uga hor yimaadeen jadwalka ay soo saareen guddiga doorashooyinka heer federaal, kaas lagu cadeeyey qorshaha soo xareynta xildhibaanada cusub. Guddiga doorashada ee heer federaal ayaa jadwalkiisa ku cadeeyey waqtiga\u00a0 dhammeystirka doorashada, shahaado-siinta xildhibaannada cusub iyo dhaarinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-17T09:34:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/\",\"name\":\"Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp\",\"datePublished\":\"2022-03-17T09:34:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada? - Wardoon","og_description":"Doodo xoog leh iyo heshiisyadii doorashada dib loo akhriyo ayaa ka dhalatay go\u2019aankii ay\u00a0Axmed Qoor qoor iyo Cabdicasiis Laftagareen uga hor yimaadeen jadwalka ay soo saareen guddiga doorashooyinka heer federaal, kaas lagu cadeeyey qorshaha soo xareynta xildhibaanada cusub. Guddiga doorashada ee heer federaal ayaa jadwalkiisa ku cadeeyey waqtiga\u00a0 dhammeystirka doorashada, shahaado-siinta xildhibaannada cusub iyo dhaarinta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-17T09:34:48+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/","name":"Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp","datePublished":"2022-03-17T09:34:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dhaarinta-3.webp","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-leh-awooda-dhaarinta-xildhibaannada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yaa leh awooda dhaarinta xildhibaannada?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168231"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168233,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168231\/revisions\/168233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168232"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}