{"id":168250,"date":"2022-03-17T16:27:56","date_gmt":"2022-03-17T13:27:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168250"},"modified":"2022-03-17T16:30:08","modified_gmt":"2022-03-17T13:30:08","slug":"akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/","title":{"rendered":"Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiinta ku tartameysa lixda kursi ee ugu dambeeya Xildhibaanada laga soo dooranayo deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa lagu shaaciyay magacyada 12-musharax oo ku tartamaya doorashada kuraasta gollaha shacabka ee beri lagu dooranayo magaalada Garawe.<\/p>\n<p>Kuraasta la shaaciyay musharaxiinta ku tartameysa ayaa waxaa ku jira labo kursi uu khilaaf xooggan ka taagnaa kuwaa oo kala ahaa HOP199 iyo HOP198,waxaana kuraastan waxgaradka beesha iska leh codsadeen in aad dad gaar ah loo xirin doorashadiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaana ka biyo diiday baaqa Isimadda gobolka Mudug oo kuraastan laga leeyahay, waxa uuna u xiray labada kursi guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland iyo Agaasime katirsan maamulkiisa.<\/p>\n<p>maamulka Puntland ayaa shaqsiyaad gaar ah u xiray lixdan kursi, ayada oo lixda kale ee musharax ee kusoo baxay liiska Guddiga SEIT ee Puntland ay yihiin malxiisyadooda.<\/p>\n<p>1. HOP#221: waxaa kursigan si gaar ah loogu xiray Cabdirisaaq Xasan Axmed (Dhookir) oo ka tirsan Saraakiisha Hay\u2019adda PMPF.<br \/>\n2. HOP#129: waxaa markale loo xiray kursigaan Xildhibaan Sacdiya Salaad oo horay ugu fadhiday.<br \/>\n3. HOP#191: Sidoo kale waxaa kursigaan si gaar ah loogu xiray Eng. Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Jigato)<br \/>\n4. HOP#198: Cismaan Cali Yuusuf Cali ayaa loo xiray kursigaan, waana Agaasimaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland<br \/>\n5. HOP#073: Kursigaan waxaa loo xiray Maxamed Cabdullaahi Keyse.<br \/>\n6. HOP#199: Waxaa si gaar ah loogu xiray Cabdiladiif Muuse Nuur oo ah Guddoomiyaha Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168251\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg\" alt=\"\" width=\"751\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg 751w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun-235x300.jpeg 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun-696x890.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun-329x420.jpeg 329w\" sizes=\"(max-width: 751px) 100vw, 751px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiinta ku tartameysa lixda kursi ee ugu dambeeya Xildhibaanada laga soo dooranayo deegaanada Puntland. Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa lagu shaaciyay magacyada 12-musharax oo ku tartamaya doorashada kuraasta gollaha shacabka ee beri lagu dooranayo magaalada Garawe. Kuraasta la shaaciyay musharaxiinta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiinta ku tartameysa lixda kursi ee ugu dambeeya Xildhibaanada laga soo dooranayo deegaanada Puntland. Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa lagu shaaciyay magacyada 12-musharax oo ku tartamaya doorashada kuraasta gollaha shacabka ee beri lagu dooranayo magaalada Garawe. Kuraasta la shaaciyay musharaxiinta ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-17T13:27:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-17T13:30:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"751\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/\",\"name\":\"Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-17T13:27:56+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-17T13:30:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg\",\"width\":751,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiinta ku tartameysa lixda kursi ee ugu dambeeya Xildhibaanada laga soo dooranayo deegaanada Puntland. Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa lagu shaaciyay magacyada 12-musharax oo ku tartamaya doorashada kuraasta gollaha shacabka ee beri lagu dooranayo magaalada Garawe. Kuraasta la shaaciyay musharaxiinta ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-17T13:27:56+00:00","article_modified_time":"2022-03-17T13:30:08+00:00","og_image":[{"width":751,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/","name":"Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg","datePublished":"2022-03-17T13:27:56+00:00","dateModified":"2022-03-17T13:30:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/pun.jpeg","width":751,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-beri-ku-tartameysa-lix-kursi-oo-taal-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso liiska Musharaxiinta beri ku tartameysa Lix kursi oo taal Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168250"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168250"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168254,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168250\/revisions\/168254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168251"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}