{"id":168255,"date":"2022-03-17T18:52:28","date_gmt":"2022-03-17T15:52:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168255"},"modified":"2022-03-17T22:34:06","modified_gmt":"2022-03-17T19:34:06","slug":"xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168257\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil\u00a0ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook uga hadashay jadwalka ay soo saareen guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer federaal (FEIT).<\/p>\n<p>Gudoomiye Xaliima ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in guddiyadda doorashooyinka dadban ay wajibaadkoodu kala cadyihiin isla markaasna guddiga FEIT ee heer federaal wajibaadkooda uu ka midyahay inay shaaciyaan natiiyada ugu dambeysa ee kuraasta xildhibaanada iyaga oo aan waxba ka badalin natiijooyinka ay soo gudbiyeen guddiga doorashada dadban ee heer gobol ee SEIT.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayay sidoo kale Xaliima Ismaciil sheegtay in doorkooda ay ka mid tahay bixinta shahadooyinka xildhibaanada kadibna ay u gudbinayaan Xoghayayaasha Guud ee Barlamaanka Soomaaliya faylka xildhibaanka oo dhamaystiran.<\/p>\n<p>\u201cJadwalka ay soo saareen FEIT waxaa ka qaldan qodobka ugu dambeeya oo sheegaya in xafladda dhaarinta dhaarinta xildhibaanada ay qaban qaabinayaan FEIT oo kaashanaya xafiiska ra\u2019isulwasaaraha\u201d ayay ku tiri Xaliima Ismaciil qoraalka ay soo saartay.<\/p>\n<p>Jadwalka ay soo saareen guddiga FEIT ee heer federaal waxaa ku jira qodob sheegaya inay mid-mid u hubin donaan dukumentiyada xildhibaanada labada aqal ka hor inta aan loo gudbin Xoghayayaasha Guud ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa qoraallo ay soo saareen uga horyimid jadwalka ay soo saareen guddiga FEIT.<\/p>\n<p>Koonfur galbeed ayaa sheegtay in xafiiska ra\u2019iisulwasaaraha iyo guddiga doorashooyinka heer federaal aysan wax shaqo sharciga waafaqsan ku laheyn u yeerista xildhibabaanada la doortay, taas badalkeed Koonfur galbeed ay keliya aqbaleyso jadwal ay ku heshiiyaan Golaha Wadatashiga Qaranka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhinaca kale dowlad gobaleedka Galmudug ayaa dhankooda ka horyimid qoraalka ka soo baxay guddiga doorashooyinka FEIT.<\/p>\n<p>Safaraadda Mareyknaka ayaa iyaguna qoraal ay soo dhigeen bartooda Twitter-ka waxay ku soo dhaweeyeen jadwalka ay soo saareen guddiga FEIT. Waxay qoraalkooda ku sheegayaan inay rajeynayaan la kulanka xildhibaanada cusub marka la dhaariyo 14 April 2022.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay guddoomiyaha Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaciil ayaa ku soo beegmaya xilli u uu jiro qilaaf ku saabsan cidda qabaneysa munaasabda dhaarinta xildhibaanda iyo cidda awood u leh inay soo saaraan jadwalka dhameystirka doorashada 2020-2022.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F275453578095274%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168256\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831092052581970.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"610\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831092052581970.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831092052581970-300x277.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831092052581970-454x420.jpeg 454w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil\u00a0ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook uga hadashay jadwalka ay soo saareen guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer federaal (FEIT). Gudoomiye Xaliima ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in guddiyadda doorashooyinka dadban ay wajibaadkoodu kala cadyihiin isla markaasna guddiga FEIT ee heer federaal wajibaadkooda uu ka midyahay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168257,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168255","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil\u00a0ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook uga hadashay jadwalka ay soo saareen guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer federaal (FEIT). Gudoomiye Xaliima ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in guddiyadda doorashooyinka dadban ay wajibaadkoodu kala cadyihiin isla markaasna guddiga FEIT ee heer federaal wajibaadkooda uu ka midyahay inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-17T15:52:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-17T19:34:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-17T15:52:28+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-17T19:34:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg\",\"width\":660,\"height\":495},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil\u00a0ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook uga hadashay jadwalka ay soo saareen guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer federaal (FEIT). Gudoomiye Xaliima ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in guddiyadda doorashooyinka dadban ay wajibaadkoodu kala cadyihiin isla markaasna guddiga FEIT ee heer federaal wajibaadkooda uu ka midyahay inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-17T15:52:28+00:00","article_modified_time":"2022-03-17T19:34:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":495,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/","name":"DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg","datePublished":"2022-03-17T15:52:28+00:00","dateModified":"2022-03-17T19:34:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022317637831091671210470.jpeg","width":660,"height":495},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-guddiga-feit-ayaa-xaq-uleh-bixinta-shahaadada-xildhibaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xaliimo Yarey \u201dGuddiga FEIT ayaa xaq uleh bixinta shahaadada xildhibaanka\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168255"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168255"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168262,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168255\/revisions\/168262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168257"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}